|

Daawo-Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac oo arimo badan ka hadlay Xili…

Halkaan ka daawo Barnaamijka Arrimaha Bulshada oo uu marti ku ahaa C/qaadir Maxamed shiwac  oo ah Aggaasimaha Guud ee Jaamacadda#Gaalkacyo.

Barnaamijka ayaan kaga hadalnay kaalinta C/qaadir uu ka qaatay waxbarashada, dhisida wadooyinka, wacyigallinta bulshada iyo wax u qabadka dadka danyarta ah.

Waxaan sidoo kale barnaamijka ku xusnay kaalintiisa ku aadan nolosha qoyskiisa. Waxaadna barnaamijka ku daawan doontaan hees uu u sameeyay xaaskiisa. Waxaa heestaas qaaday fanaanka caanka ah ee Xasan Aadan Samatar.

Haddaba heestaas iyo guud ahaan barnaamijka oo ahaa mid xiiso gaar ah watay, waxa aad ka daawan kartaa halkaan Insha’Allah. Mahadsanidiin

Hoos ka Daaawo

Comments are closed