|

Xog Rasmi Ah:Xildhibaanada Beelaha Habargidir Iyo Mareexaan Oo Muqdisho Ka Bilaabay Qorshe Halis Ah Kuna Hashiiyay…..

Xili ay fooda nagu soo hayso doorashada madaxwaynaha soomaaliya oo 8 da bisha oo socota muqdisho ka qabsoomi doonya ayaa durbaba waxaa bilowday is bahaysi qarsoon oo ay wadaan xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya
Kulan ay magaalada muqdisho ku yeesheen xildhibaanada kasoo jeeda beelaha habargidir iyo mareexaan ayay kaga hadleen cida ay u caleema saarayaan madaxwaynaha soomaaliya
Xildhibaanadaan ayaa ku hashiiyay in madaxwaynaha soo socda uu noqdo ruux kasoo jeeda beesha mareen halka raysal wasaaraha soo socdana ay isku afgarteen in uu noqdo ruux kasoo jeeda beelha habargidir
Beelaha habargidir iyo mareexaan ayaa ka hashiiyay in madaxwaynaha afarta sano ee soo socda soomaaliya hogaamin doono uu noqdo maxamed cabdullaahi farmaajo halka raysal wasaarana lala doonayo c/raxmaan cabdishakuur

W/Q:Safiina Daahir Shire [Saafi]

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/25216715044

Comments are closed