|

Daawo:Qudbadii Uu Jeediyay Musharax Maxamed Cabdullaahi farmaajo Oo Gilgishay Quluubta Shacabka Iyo Baarlamaanka Soomaaliyeed

Musharax Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Baarlamaanka Qudbad ka horjeediyay ayaa sheegay in Siyaasadiisa ay Kow ka tahay Ammaanka,waxaana uu Xusay in Dowladda hadda jirta aysan Ammaanka Muhiimad siin islamarkaana ay ku soo Koobantay iyo Tacsi oo kaliya.

Musharax Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay inuu la dagaalami doono Al-shabaab islamarkaana Dagaalka Shabaab aan loo kala hari doonin Wasiir iyo Shacab intaba.

Halkaan Hoose Ka Daawo Qudbada Musharax Farmaajo Oo Dhamaystiran

Comments are closed