|

Dhagayso:Ciidamada Badda Galmudug Oo Bilaabay Howlgalo lagu Ciribtirayo Kooxaha Burca Badeeda

Ciidamada badda galmudug ayaa howlgalo lagula dagaalamayo kooxaha barca badeeda ka wada xeebaha gobalka mudug oo baryihii dambe kooxahaasi ay dhaq dhaqaaq xoogan ka wadeen
Ciidankaan oo kol hore tabar kusoo qaatay dalka jabuuti saldhigna ku leh dagmada hobyo ayaa haatan wada hawgalo ay kula dagaalamayaan kooxaha burca badeeda soomaalida oo haatan bilaabay mudo ka dib in ay afduubtaan maraakiibta iyo doonyaha maraya biyaha biyaha soomaaliya
Cabdulaahi cali axmed faat oo ah gudoomiyaha hobyo ayaa xili uu waraysi siiyay codkamudug wuxuu sheegay in galmudug ay ka go,an tahay in ay la dagaalanto kooxaha burca badeeda soomaalida oo haatan awooodaada ugu badan ku leh xeebaha puntland iyo galmudug

Hoos Ka Dhagayso Codka

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed