|

Dag Dag:Mid Ka Mid Ah Ergadii Xildhibaanada qaranka Kasoo Doortay Galmuudg Oo Goordhow Muqdisho Lagu Toogtay

Koox Bastooladleey ah ayaa Salaadii Maqrib ka dib Xaafadda Laba-dhagax ee Degmada Warta-nabadda Ee Magaalada Muqdisho ku dishay mid kamida Nabaddoonada ku nool Magaalada Muqdisho oo lagu Magacaabo Shirdoon Gaale.

Nabaddoon Shirdoon Gaale ayaa kamid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Galmudug,waxaana la geeyay Meydkiisa Isbitaalka Madiina ee Muqdisho.

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440   

Comments are closed