|

(Dhageyso)Duqa Degmada Hobyo Oo Shaaca Ka Qaaday in ay Shaqaalihii ay Soo furten Ku warejin doonaan Markab Dagaal

Gudoomiyaha Degmada Hobyo C.laahi Cali Faat ayaa Sheegay in ay Si nabada u wareejin doonaan Shaqaalihii ay ka soo furteen.

Gudoomiyaha ayaa dhanka kale Xusay in ay Madasha lagu wareejinayo ay goob joog ahaandoonaan uuna Galbin doono Markab Dagaal oo laga leeyahay Dalka India.

HOOS KA KA DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA.

 

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440       

Comments are closed