|

(Dhageyso)Warbixin:Xaalada dad u Geeriyooday Xanuuno Ka dhashay Abaaraha Gobalka Mudug

Mudooyinkii dambe waxaa isi soo tarayay dadka ay soo riteen xanuuno kala duwan oo ka dhashay abaaraha ka jira Gobolka mudug kuwaasi oo badankood la keenay isbitaalada kuyaalaa Gaalkacyo
Dadkaan oo isugujira Caruur iyo dad da.ah ayaa waxaa intabadan ay la xanuunsanayaan Cudurka shuban biyoodka
Isbitalka SOS Oo Ka mida Isbitaalada Ku yaala Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu kamid yahay goobaha Caafimaadka ee ladhigay dadkaasi xanuunsan.


Dr.Maxamed Saciid Aadan Oo ka mida Dhaqaatirta Ka howlgasha Isbitaalka SOS ayaa Sheegay in ay Jiraan dad u geeriyooday Xanuunadaasi, wuxuuna Baaq u diray Hay,adaha Ka Shaqeeya Arimaha Caafimaadka Sida Hay,ada Caafimaadka Aduunka Ee WHO in ay Kaalmo la Soo Gaaraan Dadkaani.
HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA.

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG
SHABAKADDA WARARKA
WWW.HOBYONET.COM
NAGALA SOO XIRIIR.
CMAALIN17@GMAIL.COM
HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM
TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed