|

Dhagayso:Gaalkacyo Oo markii Ugu Horaysay laga Aas Aasay Urur Ka Shaqeeya Nabada Iyo Is Dhexgalka Bulshada Gaalkacyo

Dhalinyaro ku nool magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa aas aasay urur dhalinyaro oo ka shaqayn doono nabada iyo is dhexgalka bulshada ku nool magaalada gaalkacyo
Ururkaan oo Loogu magac daray bulsho Youth Develoment Organation ayaa waxaa ku midaysan ilaa 18 dhalinyaro oo kasoo kala jeeda labada dhinac ee magaalada gaalkacyo
Gudomiye ku xigeenka ururka Bulsho Youth Develoment Organation cabdulaahi khaliif ayaa sheegay in ay ka go,an tahay sidii ay ugu shaqayn lahaayeen nabada iyo isdhexgalka bulshada reer gaalkacyo

Hoos Ka Dhagayso Codka

W/Q:Safiino Daahir Shire

Comments are closed