|

Puntland Oo Beenisay In Ay Jirto Xiisad Ka Taagan Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo

Saacid c/raxmaan oo ah maareeyaha garoonka diyaaradaha gaalkacyo u qaabilsan mamulka puntland ayaa sheegay in howlihii garonka diyaaradaha gaalkacyo ay sidii loogu tala galay u socdaan

Maareeyaha ayaa beeniyay in ay jirto xiisad u dhaxaysa galmudug iyo puntland oo ka taagan garoonka diyaaradaha magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka muudg

Ugu dambayn maareeyaha garoonka gaalkacyo ee puntland ayaa sheegay in dhamaadka bishaan april la dhagax dhigi doono dhismaha cusub ee lagu balaarinayo garoonka diyaaradaha gaalkacyo

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG
SHABAKADDA WARARKA
WWW.HOBYONET.COM
NAGALA SOO XIRIIR.
CMAALIN17@GMAIL.COM
HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM
TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed