|

(Dhageyso)Ahlusuna Oo Shaacisay Shuruuradaha ay Ku Xireen Wadahadalada

Afayeen u Hadlay Ururka Ahlusuna Waljamaaca Ee ka Arimiya Magaalooyinka Dhuusamareeeb Iyo Guriceel ayaa sheegay in aysan wax wada Xaajoooda La Gali doonin Dowlad Goboleedka Galmudug,ilaa Iyo Inta Laga Aqoonsanayo Maamulkooda.

C/qani Nuur Oo Sheegtay in uu Ka mid yahay Afayeenada ururka Ahlusuna oo Waraysi Gaara Siiyay Idaacada Codkamudug Xaruunteeda Gaalkacyo ayaa Sheegay in Wadahadal dhexmara Galmudug Iyo Ahlusuna uu Ku xiran yahay in La aqoonsado Maamul uu Sheegay in ay ugu Magac dareen Gobolada Dhexe .wuxuuna Xusay in Dowlad Goboleedka Galmudug Ee Hada Shaqeeya uusan ahayn Maamul Sharci Ah.

HOOS KA DHAGEYSO WARAYSIGA AFAYEEENKA…

 

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440      

 

 

Comments are closed