|

(Dhageyso)Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Galmudug Oo Ka Soo Horjeestay Xilka qaadistii lagu Sameeyay

Gudoomiyihii  Rugta Ganacsiga Galmudug Maxamed Cabdullaahi Marteelo ayaa sheegay in uusan wasiirka ganacsiga Galmudug ka qaadi Karin xilka

Maxamed Cabdullaahi Marteelo oo lahadlay KNN Ayaa waxa uu sheegay in xilkaan uusan aheyn mid Dowladeed

Maxamed Cabdullaahi Marteelo waxa uu sheegay in xilkaan ay Udoorteen Ganacsatada Galmudug ayna iyagu ka qaadi karaan Maadaama ay Kolkii Hore Dooorteen.

 

HOOS KA DHAGEYSO WARAYSIGA …

 

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440      

 

 

Comments are closed