|

(Dhageyso)Puntland Oo Sheegtay in Garoonka Gaalkacyo uu Yahay Mid ay Gaar U leeyihiin

 


Nabadoon Cabdisalaan oo kamid ah waxgaradka kasoo jeeda Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada Gobolka mudug iyo hadal dhawaan kasoo yeeray Masuuliyiin katirsan Maamulka Galmudug Oo la Xariiray Arimaha Garoonka Gaalkacyo.

Nabadoon Cabdisalaan oo waraysi siiyay Idaacadaha Hobyo radio iyo Codkamudug ayaa waxa uu Ugu horayn ka hadlay Wadooyin uu sheegay in ay u xiranyihiin Maamulka Galmudug

Nabadoon Cabdisalaan ayaa waxa sidoo kale uu sheegay in Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo uu yahay Garoon ay leedahay Puntland islamarkaana aysan cidna ka hor.istaagi karin balaarin lagu sameenayo dhismaha Garoonka,Isla Markaana Galmudug Ay Leedahay Garoon Gaara..

HOOS KA DHAGEYSO WARAYSIGA …

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440      

 

 

 

Comments are closed