|

Sawiro: Xaflada Soo dhaweynta madaxweynaha Galmudug EE London

Xaflad si weyn losoo agaaasimay oo lagu qabtay waqooyiga magalada London ayaa  lagu soo dhaweeyay madaxweynaha cusub EE Dowlad goboleedka Galmudug Ahmed Du”ale Geele Xaaf , Munaasabada ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaybaha kala duwan EE jaaaliyada Soomaaliyeed EE Galmudug

MAdaxweynaha Hirshabeele Cosoble ayaa kasoo qaybgalay xaflada Galmudug oo ay si diiran usoo dhaweeyeen jaaaliyada Galmudug. Masuuliyiintii kasoo qaybgalay ayaa waxaa kamid ahaa Gudoomiye kuxigeenka 1 aaad EE barlamaanka Galmudug Xareed Ali Xareed, Ambassador Soomaaliya u fadhiya Belgium  Iyo maduuliyiin kale

Dhanka fanaaniinta ayaa waxaa joogjoog ahaaa Maryan Mursal, C/risaq Gaadaco iyo Gaas iyo Sidoo kale fanaanin iyo abwaano

Comments are closed