|

Madaxweynaha Puntland Gaas oo amaan kala dul dhacay Itoobiya isagoo sheegay in Muqdisho uusan ka…

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, ayaa si layaab leh usheegay inuusan kala socon waxa ay qabato dowladda Soomaaliya maadaama ay ku egtahay Muqdisho.

“ANAGU Xamar Kama warqabno waxaa ay qabato, wax badana kuma qabno hadey fiicnaatana Alxamdullilah”ayuu yiri Cabdi Weli Gaas oo dhanka kale tilmaamay in hadii ay Muqdisho wanaagsanato ay iyagana wanaagsanaan doonaan.

Dhanka kale, Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa amaantii ugu weyneyd kala dul dhacay dowladda Itoobiya.

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

 

Comments are closed