|

Reer miyi kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland oo xoolo kala dhacay

Dad ka soo kala jeeda deegaanada puntland iyo galmudug aya geel ku kala dhacay deegaanka xanwardaan oo u dhaw tuulada  sarjimaal ee gobolka mudug.

Mid  ka   mid ah dadka geegaanka oo la hadlay allgalmudugnews.com aya sheegay in maleeshiyaad kaso jeeda puntland  maanta duulaan ay kusoo aqaadeen xanwardaan ka dibna halkaas aya ka kaxeysteen geel farabadan,

Saadaq mire aya intaa ku daray inuu jiro khaaasare isugu jira dhimasho iyo dhaawac”tani waxay ka dhigantahay gardaro cad oo dadka reer galmudug lagula kacay waxay dileen hal ruux labo kalana wey dhaawaceen dabadeedna waxa u fududaatay inay geela kaxeystaan” ayuu yiri Saadaq mire

Dhacdadaan aya waxa ay  kuso aadaysa xili inta badan roobabka Guga ay ka da’een gobolka mudug.

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed