|

Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigtay Kooxo Dad Ku Laayay Gobalka Mudug

 

Golaha Wasiirada dowlada Galmudug ayaa Maanta Ku Shiray Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Galmudug,waxaana ay uga hadleen Kulanka Arrimo Dhowr ah.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo Saxafadda la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Ammaanka Galmudug ay Gacanta ku dhigeen 12 Gacan ku dhiigle oo Shalay Carruur iyo Haween ku laayahay Degaanka Qeydara ee Gobolka Mudug.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Galmudug ay qaadi doonto Isbaarooyin Dadka lagu dhibaateeyo oo la soo dhigay Godinlabe iyo Degaanada u dhow Dhow

Comments are closed