|

(Dhageyso)Dood Kulul Oo Dhex martay Nabadoono Ka Soo Kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland

Idaacada Codkamudug Oo Ka mida Idaacadaha ugu Faca weyn Magaalada Gaalkacyo ayaa waxay afkaar is weydaarsi Dhex dhigtay.Nabadoon Yaasiin Maxamed Gaani Oo Ka Tirsan Cuqaasha Galmudug Iyo Nabadoon C.salaan Maxamed Cabdulle Oo isna Ka mida Nabadoonada Puntland.

Labada Nabadoon ayaa Ka qayb galay Barnaamijka Falanqaynta Todobaadka Oo ah Barnaamij Todobaad leh Ah Kaa oo Ka Baxa Khamiis Kasta Idaacada Codka Mudug..
HOOS KA DHAGEYSO.DOODA NABADOONADA IYO
WARIYE CALI MAALIN NUUR.


XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG
SHABAKADDA WARARKA
WWW.HOBYONET.COM
NAGALA SOO XIRIIR.
CMAALIN17@GMAIL.COM
HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM
TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed