|

(Dhageyso) Wasiirka amniga Galmudug Oo Ka Hadlay Dagaalka Saaxo

Cismaan Ciise Nuur Taar Dhuleed oo waraysi gaara Siiyay Idaacada Codka Mudug ayaa si qoda dheer uga hadlay arimo la xariira amniga iyo Dagaalo ka dhacay Galbeedka Goballka Mudug.

Sidoo kale wasiirka Ayaa sheegay in ay Meel wanaagsan Marayaan Howlihii Nabadaynta ee ay Baryihii u denbeeyay wadeen Gudiyada isku dhafka ah ee ka kala Socday galmudug iyo Puntland.

HOOS KA DHAGEYSO. WARAYSIGA WASIIRKA.

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440      

Comments are closed