|

(Dhageyso)Nusoj oo Soo dhaweeysay Hogaanka Cusub ee Ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug ee Galmudug

Maahir jaamac Aadan Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta soomaaliyeed ee Nusuj oo oo waraysi gaar ah siiyay Barnaamijka tusmada Codkamudug ayaa Mid guul iyo hormar ah kuu tilmaamay doorashadii maanta ka dhacday Gaalkacyo laguna doortay Gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen cusub oo ay yeelanayaan Ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug ee Galmudug.

Gudoomiye Maahir ayaa Sheegay in ay Gacansiin doonaan Hogaanka Cusub ka NUSOJ ahaan ayna ka qayb qaadan doonaan Dhismaha Iyo Mideynta Ururka Guud EE Suxufiyiinta Galmudug.
HOOS KA DHAGEYSO. CODKA GUDOOMIYAHA.


XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG
SHABAKADDA WARARKA
WWW.HOBYONET.COM
NAGALA SOO XIRIIR.
CMAALIN17@GMAIL.COM
HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM
TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed