|

Shiikh Nuur Baaruud Oo Sheegay In Gacmaha Ula Tagayaan Ciddii Mooshin Keenta

 

Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay kala fadhiga 2 aad ee Barlamaanka Somaliya waxaana Khudbad dheer ka jeediyay Shiikh nuur Baaruud Gurxan.

Shiikha ayaa ka hadlay xaalada Dalka Somaliya iyo mid Xildhibaanada somaliya ay ku jiraan maalmahan.

Waxa uu si hoose uga hadlay arinta mooshinka waxaana uu wacad ku maray in asaga iyo shacabka tagidoonaan xildhibaanada dhibka wada.

Comments are closed