|

(Dhageyso)Qoys Reer Miyi Ah Oo Lagu Weeraray Deegaanka Raamaale ee Bariga Gobalka Mudug.

 

Waxaa Xili Hameena Weerar ay Koox Hubeysan Ku qaadeen Qoys Reer Miyi Ah Oo Degenaa Deegaan Ku dhow Deegaanada Godad Iyo Gacmo Fale…waxaana Halkaa Horey Uga dhacay Falal Dilal Iyo weeraro Ah iyadoo ay Ood wadaag ka yihiin Xoolo Dhaqatada Galmudug Iyo Puntland..

Xasan cali  oo aan qadka taleefanka kula xariirnay asagoo ku sugan goobta uu weerarku ka dhacay kana mid ah qowska la weeraray ayaa waxa uu ka warbixiyay sida uu weerarkaasi u dhacay iyo qasaaraha ka dhashay

Waxa uu sheegay in weerarka ay gaysteen rag Uu sheegay in ay  ka yimideen dhinaca puntland dad shacab ahna ay weerarkaasi ku qaadeen asagoo ku baaqay in arintaasi wax laga qabto..

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA GOOBJOOGAHA DHACDADA

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

 

 

 

 

 

     

Comments are closed