|

(dhageyso)Suldaan C.naasir Jaamac Seed Oo Si layaab leh uga hadlay heshiiskii Gaalkacyo

Suldaan C/naasir Jaamac Seed Oo ka Mida Waxgaradka Gobalka Mudug Gaar ahaan Galmudug ayaa wareysi uu Siiyay Idaacada Codaka Mudug Gaalkacyo wuxuu Si Qodo dheer uga hadlay waxyaabihii ka soo Baxay Shirkii Gaalkacyo ugu soo idlaaday Masuuliyinta Maamulada Galmudug Iyo Puntland.

Suldaanka ayaa Sheegay in aysan Jirin wali wax heshiis rasmi ah oo la Gaaray ayna Jiraan qodobo aad la iskugu Mari waayay Balse wuxuu xusey in dhamaan Howlahaas ay ku mashquul sanyihiin Gudiyo loo Xilsaaray…

HOOS KA DHAGEYSO CODKA SULDAANKA..

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG
SHABAKADDA WARARKA
WWW.HOBYONET.COM
NAGALA SOO XIRIIR.
CMAALIN17@GMAIL.COM
HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM
TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed