|

(Dhageyso):-Xildhibaanada Galmudug Hadaan Raashinka Gar Gaarka Ah Loo Qaybin Shacabka Talaaban Ka Qaadi Doona Xukuumada

Qaar Ka Mida Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa ka Hadlay Arinta La Xariirta Hanaanka Loo Qaybinayo Raashinka Mucaawinadaa Ee Loogu Deeqay Galmudug Kaa Oo ilaa Iyo Hada Ku Jira Bakhaaro Ku yaala Deegaanada Galmudug Mudo Dheer.

Xildhibaan Cabdi Sugule Guuleed Oo Wareysi Siiyay Hobyonet.com Iyo Codkamudug Radio ayaa Si Kulul Uga hadlay Arimahaasi,wuxuuna Xusay Hadaan Si Deg Deg Ah Loo Qaybin Raashinka ay Qaadi Doonaan Talaabo Sharciga waafaqsan ayna Horay u Dhaceen Arimo Lagu lunsaday Deeqo Loogu tala galay dadka Masaakiinta Ah,

Xildhibaan Sugule wuxuu Sidoo kale Sheegay In Xaalada ka Dhalatay raashinkii 2016kii Galmudug Loogu Deeqay Ee La Musuq Maasuqay Sababtay In Xilkii laga Qaado Madaxweyne C.kariin Xuseen Guuleed.hadana ay Ka Fiirsan doonaan Sida Howshaan Loo Wajaho…

HOOS KA DHAGEYSO CODKA XILDHIBAANKA..

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

 

 

Comments are closed