|

(Daawo+Muqaal)Xafladii Caleemo Saarka Suldaan Cabdulaahi Gacmodheere Magaalada Gaalkacyo

?

Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin Ka tirsan Galmudug ,Culimaa,udiin,Qaar ka Mida Odayaasha Dhaqanka ,Dhalinyaro, Haween Iyo  Fanaanada Caanka Ah Fartuun Axmed Sahal (Fartuun Birimo).

Intii Ay Socotay Xafladu Ayaa waxaa Madasha Laga Soo Jeediyay Qudbado Kale Duwan Oo dhamaan tood ku Aadanaa Dardaaran Loo Jeedinayay Suldaanka Cusub Ee La Caleemo Saaray Cabdulaahi Siciid Gacmodheere..

Doorashada Suldaan Ayaa ahayd Mid ay si hufan u Soo Qabanqaabiyeen Beesha Hogaanka u igmatay Cabdulaahi Siciid Gacmodheere waxayna Dhamaan Dadkii Ka Hadlay ugu Duceeyeen Suldaanka Cusub in ilaahay La garab galo

 

HOOS KA  DAAWO MUQAALKA.

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

 

 

Comments are closed