|

(Dageyso)Qudbadihii Laga Jeediyay Xafladii Caleemosaarka Suldaan C.laahi Siciid Gacmodheere Ee Gaalkacyo

Munaasabad Ka dhacday Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Gobalka Mudug  Waxaa  Suldaan Cusub Ku doortay  Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake..

Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin Ka tirsan Galmudug ,Culimaa,udiin,Qaar ka Mida Odayaasha Dhaqanka ,Dhalinyaro, Haween Iyo  Fanaanada Caanka Ah Fartuun Axmed Sahal (Fartuun Birimo).

Intii Ay Socotay Xafladu Ayaa waxaa Madasha Laga Soo Jeediyay Qudbado Kale Duwan Oo dhamaan tood ku Aadanaa Dardaaran Loo Jeedinayay Suldaanka Cusub Ee La Caleemo Saaray Cabdulaahi Siciid Gacmodheere..

Doorashada Suldaan Ayaa ahayd Mid ay si hufan u Soo Qabanqaabiyeen Beesha Hogaanka u igmatay Cabdulaahi Siciid Gacmodheere waxayna Dhamaan Dadkii Ka Hadlay ugu Duceeyeen Suldaanka Cusub in ilaahay La garab galo

HOOS KA  DHAGEYSO CODADKA.

ABSHIR DIINI CAWAALE

FARTUUN BIRIMO

NABADOON MAXAMED

SAYNAB CAATO

EX.MAAYAR SICIID SALAAD CILMI BULBUL

SULDAAN CABDULAAHI SICIID GACMODHEERE..SULDAANKA LA DOORTAY.

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

 

Comments are closed