|

(Sawiro)Xafladii Caleemo Saarka Suldaan Cabdulaahi Siciid Gacmodheer Ee Gaalkacyo Galmudug

?

Munaasabad Ka dhacday Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Gobalka Mudug Waxaa Suldaan Cusub Ku doortay Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake..
Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin Ka tirsan Galmudug ,Culimaa,udiin,Qaar ka Mida Odayaasha Dhaqanka ,Dhalinyaro, Haween Iyo Fanaanada Caanka Ah Fartuun Axmed Sahal (Fartuun Birimo).
Intii Ay Socotay Xafladu Ayaa waxaa Madasha Laga Soo Jeediyay Qudbado Kale Duwan Oo dhamaan tood ku Aadanaa Dardaaran Loo Jeedinayay Suldaanka Cusub Ee La Caleemo Saaray Cabdulaahi Siciid Gacmodheere..
Doorashada Suldaan Ayaa ahayd Mid ay si hufan u Soo Qabanqaabiyeen Beesha Hogaanka u igmatay Cabdulaahi Siciid Gacmodheere waxayna Dhamaan Dadkii Ka Hadlay ugu Duceeyeen Suldaanka Cusub in ilaahay La garab galo….
HOOS KA DAAWO SAWIRADA..

SULDAAN CABDULAAHI SICIID GACMODHEERE SULDAANKA BEESHA REER SHARMAAKE HILOWLE 

?

?

?

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG
SHABAKADDA WARARKA
WWW.HOBYONET.COM
NAGALA SOO XIRIIR.
CMAALIN17@GMAIL.COM
HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM
TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed