|

(Dhageyso)Wasaarada Ciyaaraha Galmudug Oo Ka Warbixisay Ciyaarta Dhexmaridoonta Galmudug iyo Banaadir

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow  Oo Wareysi Siiyay Idaacada Codkamudug Ayaa Sheegay In ay Tartanka Dhex Mari doona Xulka Galmudug Iyo Banaadir Maalinta isniinta ay Natiijo wanaagsan Filayaan.

Wasiirka ayaa intaa Ku Daray in ay Ciyaartowda ku so Xuleen Hab Xirfadeed Balse aysan u eegin Hab Qabiil,wuxuuna xusey in ay Ciyaartoyda Matalaya Galmudug u sameeyeen Laylin Wanaagsan..

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

Comments are closed