|

Dhageyso Wasaarada Amniga Galmudug Oo Ka Hadashay Hawlgalo Ka Socda Deegaanada Galmudug

Wasiir ku xigeenka wasaarada amniga galmudug Mahdi Maxamuud Sahal oo waraysi siiyay idaacada codkamudug ee magaalada gaalkacyo ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada amni ee deegaanada dawlad gobaleedka galmudug

Mahdi Maxamuud sahal wasiirku xigeenka amniga galmudug ayaa sheegay in hawl galo balaaran ay haatan ka socda deegaanada galmudug qaas ahaan gobalka galgaduud kuwaasi oo lagu xaqiijinayo amaanka

Wasiir mahdi ayaa dhinaca kale soo hadal qaaday dagaalka galmudug kula jirto ururka alshabaab iyo halka uu marayo asagoo shaaciyay in ciidanka galmudug ay haatan ku jiraan diyaar garow xoogan si ay qayb uga noqdaan hawlgalka qaran ee lagula dagaalamayo alshabaab ee uu kol hore iclaamiyay madaxweyne farmaajo

Hoos Ka Dhageyso Waraysi Uu Wasiir Ku Xigeenka La Yeeshay Wariye Cali Maalin Nuur

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

Comments are closed