|

Akhriso Galmudug Oo War Culus Kasoo Saartay Weerarkii Senator C/xasan Cawaale Qaybdiid

Maamulka Galmudug ayaa war ka soo saaray weerarkii shalay lagu qaaday guri uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Ka dib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada maamulka Galmudug ayaa waxay ku cambaareeyeen Weerarkaasi,waxayna sheegeen inuu xadgudub ku yahay Xasaanadda Xildhibaanka iyo jiritaanka sharciga dalka.

                                    Halkaan Hoose ka Akhriso Qoraalka:

XAFIISKA GAALKACYO-GALMUDUG

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM        

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

Comments are closed