“Author Archive”
Wararka an ka helayno Magaalada Muqdisho ee Caasimada somaaliya ayaa shegaya in Gaadiid uu lasocday Gudoomiye kusigeenka Gobalka Banaadir la labeegtay Qarax kaasi oo la sheegay in uu ka bad baaday qaraxa Gudoomiye Kusigeenka Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa ay ku dhaawacmeen askar lasocotay Gudoomiye Kuxigeenka Gobalka Banaadir waxaana sidaasi warbaahinta uxaqiijiyay Gudoomiye Kuxigeenka Oo [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
1. Jawaahir Maxamed Luunge 2. Dr. C/nuur Xussen Maxamed 3. Dr. C/casiis Cali Hiirad 4. C/risaaq Xussen Maxamed 5. Maxamed Ibrahim Qobey 6. Ayeeyo Fadumo Jamac Cagey 7. Xaawo Darmaan Faarax 8. Eng. C/rashiis Xassan Dhaqane 9. Ciiro Xassan Cali 10. Jabiye Xassan Darmaan Waxay Tacsi Tiiraanyo leh U dirayaan Qoyski , Eheledi iyo [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka Baay Korneyl Mahad Cabdiraxmaan ayaa maanta ku dhaawacmay Weerar Gaadmo ah oo ay kuqaadeen Ciidamo Katirsan Al-Shabaab kadib markii ay waddada u galeen ciidamada dowladda oo ka yimid magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ku sii jeeday magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa waxaa sidoo kale ku dhintay wadihii Gaariga uu lasocday taliyaha [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
Inta laxaqiijiyay 3ruux ayaa ku dhaawacantay shil gaari oo kadhacay Meel udhaw Magaalada Hobyo iyadoo Gaariga shilka galayna lasheegay in uu ahaa nuuca Cabdiblaha ay soomaalidu utaaqaan oo aysaarnaayeen Malayshiyaad hubaysan Dad Kusugan Hobyo ayaa waxa y sheegeen in Dadka dhaawacmay ay wada ahaayeen malayshiyaadkii gaariga watay iyadoo qaar kamid ah dadkaasina dhaawacyadoona la sheegay [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Kooxo ayaa Degmada Hobyo kudilay Taliyiihii Ciidanka Booliska Galmudug ee Degmada Hobyo C/wali Xasan Xrsi kaasi oo aan la ogayn sababta dilkiisa ka dambeeysay Wararka aan aan ka helayno Hobyo ayaa sheegaya in Maleeshiyo hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin kooxaha burcad badeedda ay dilka gaysteen hasa ahaatee lama xaqiijin karo warkaasi Maamulka [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Madaxweynaha Maamulka Gal Mudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa Maanta Booqday Xero Ciidan oo ku Taal Duleedka Konfureed ee Gaalkcyo Taas oo ay ku suganyihiin Ciidamo Farabadan oo tabaro kala duwan uu halkaasi uga socdo 120 Askari oo kamid ah Ciidanka kujira Xerada Indhaqaris ayaa maantay Madaxweyne qaybdiid uu usoo xiray Taba bar muddo 3bilood ah usocday [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtey Wasiiro iyo Xildhibaano Dowladda Federaalku horey ugu dirtey magaalada Kismaayo, Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiim Xaaji Fiqi uu ku haray magaalada Kismaayo, maalinta berri ahna uu iman doono Muqdisho. Wasiirka warfaafinta, Boostaha iyo Isgaarsiinta Cabdullaahi Ciil-mooge oo saxaafadda la hadley ayaa ka [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
Deegaanka Camaare ee Gobalka Hobyo ayaa laga soo sheegayaa in lagu Dilay 3ruux oo ay kujiraan Caruur aad uda yar kuwaasi oo lasheegay in ay dileen Kooxo Hubaysan oo daba jooga Dil kadhacay Deegaanka Laba Ceel Dilka 3ruux oo qoys ka koobnaa ayaa waxa uu daba joogaa dil dad rayid ah oo lagu dilay deegaanka [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Wararka aan ka helayno Degmada Bacaadweyne ee gobalka mudug ayaa sheegaya In falka weerarka ah uu dhacay xilli habeen ah lama sheegi karo tirade dhimashada iyo dhaawac ee weerarkaasi ka dhashay Wariye kusugan Degmada Wisil Ee Gobalka Hobyo ayaa kusoo waramaya in Geerida Qoyskaasi lagu sheegay illaa 7ruux oo isugu jira Caruur iyo Hooyadii [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Kulan looga hadlayay sidii looga hartagi lahaa dhibaatada kooxaha jid gooyooyinka dhigta wada laamiga ah ee isku xirta gaalkacyo iyo galinsoor ayaa lagu qabtay magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug Kulan oo ay ka qaybgaleen qaybaha bulshada iyo madaxda galmudug ayaa waxaa sikulul logahadlay waxyeelada dhilinyarada hubaysan ay kuhayaan gaadiidka iyo dadka safarka ah [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »