“Author Archive”
Stories written by Hnetn

Warshada Isbuunyada Baraka oo Ka dhaqan gashay Magaalooyin Badan

 

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Ururka Somali Immigrant Rights and Advocac Center waxuu halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan caruurtii iyo eheladii uu ka dhintay allaha u naxariiste Halgamaa Axmed Guure Maamuun

Ururka Somali Immigrant Rights and Advocac Center waxuu halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan caruurtii iyo eheladii uu ka dhintay allahau naxariiste Halgamaa Axmed Guure Maamuun, iyo Mahad Cabdi Axmed Guure,kuwaas oo ay dileen arxan laawayaal mujrimiin ah, agagaarka magaalada  Qoryooleey, ee Shabeelada Hoose. Falalkkaas waxashnimada ah waxaa geestay Alshebaab iyo kuwo qabaai`ilada ah […]

Posted in News | Read More »

Open Letter To The Federal Government From Mohamed Ali Nur Haaji

  Ministry of Planning and Internaional  Cooperation Galmudug State   Open Letter to the Federal Governmen    

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Ajeeloow”Kooxdeyda DBG wey ku guuleysanaysaa horyaalka sanadkan insha allaah”

Sports-hobyonet)Tababaraha kooxda DBG Macalin Ajeeloow ayaa sheegay in xili ciyaareedka socda ay ku guuleysan doonaan horyaalka heerka sadexaad ee dalka,markii guul weyn ka gaareen kulankii 2-aad ee wareega 2-aad ee horyaalka oo Muqdisho ka soconaya. Tababare Ajeeloow ayaa iiga waramey kulan xiiso badnaa oo kooxdiisa 4-2 uga badisey kooxda Gasco,taasi oo ay ku xaqiijiyen inay weli […]

Posted in News,Sports,Wararka Maanta | Read More »

Dagaalkii iyo rabshadihii Somalida Islii iyo Kenyatiga oo weli socda ka socda Nairobi (Warbixin)

Nairobi-hobyonet)Kadib qaraxii baska ee maalintii shalay ka dhacay magaalada Nairobi ayaa waxaa ka dhashey iska hor imaadyo rabshado wata oo dhexmarey Soomaalya iyo dadka Kiinyaatiga ah. rabshadaha ayaa sababey in la dhaco qaar ka mid aganacsiga dadka Soomaalida ah ku haysteen nairobi, sidoo kale waxaa dhaawacyo soo gaareen dad kala duwan. Booliska ayaa sheegay in […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

HALYEEYO ISBOORTI OO KAALINTOODA KA SOO DHALAALAY.‏+ sawiro

ATLANTA-HOBYONET)Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waxaa xilkiisa ugu weyn ka mid ah in uu diyaariyo Tartamadda Gudaha iyo ka qeyb galka Ciyaaraha Dibadda,waxa kaloo waajibaadkiisa ka mid ah in dhalaanka soo korayaao lagu abaabiyo Isboortiga gaar ahaan Kubadda Cagta si loo gaaro fulinta qorshooyinka hore loo qondeeyey,waxaana moodaa in Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta uu […]

Posted in News,Sports | Read More »

Gabdhihii K.koleyga oo si diiran u soo dhoweeyey Xaawo Taako oo dalka kusoo laabatay + sawiro

Sports-hobyonet)Ciyaaryahanadii kubadda Koleyga xulka qaranka iyo kooxdii Jeenyo Xaawo sheikh  Xaawo Taako ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib in ka badan 20 sano oo ay dibadda ku nooleyd. Gabdhihii kubadda Koleyga ee qaranka dalka iyo naadiyada kala duwan,oo ay hogaamineysey Marwo Khadijo Dahir oo ah Gudoomiye ku xigeenka xirirka ciyaaraha Fudud ayaa […]

Posted in News,Sports,Wararka Maanta | Read More »

Marwo Foowsiyo Yuusuf:” Shirkii dalalka Islaamka ee Djabuuti ka dhacay Somalia aad ayaa looga hadley” + Daawo sawiro

Muqdisho-hobyonet)Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo yuusuf Aadan ayaa sheegtay in shirkii wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Islaamka ee ka dhacay Jabuuti uu faaido weyn u lahaa dalka Soomaaliya. Marwo Fowsiyo oo maanta dalka dib ugu soo laabatay ayaa gudaha garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde kula hadahsey websitka Hobyonet.com iyo […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka + Daawo

Muqdisho-hobyonet)Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday wasaarada Qorshaynta oo ay ka soo qayb galeen shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale ayaa si rasmi ah wasiirkii hore ugu wareejiye xilka wasiirka cusub. Ugu horayntii wasiirkii hore ee qorshaynta Mudane: Cabdulaahi Goodax Bare ayaa yiri “ Wasaarada qorshayntu waxay ahaan jirtay wasaarad […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Man utd iyo Chelsea oo jab culus la kulmey iyo Man city oo la wareegtey hogaanka Premier league

Sports-hobyonet) Hogaamiyaashii horyaalka premier league England. Ee Manchester united ayaa dhinaca dhulka loo dhigey markii kooxda Norwich city kaga adkaatey 1-0. Ciyaarta oo aad u xiiso badneyd ayaa kadhacdey garronka kooxda Norwich iyadoo daqiiqadii 60aad ay goolka qura ee Lagu quusiyey Man U laga dhaliyey markii madax uu Ku dhameystirey kubad kroos ahayd xidiga lambarka […]

Posted in News,Sports | Read More »