“Author Archive”
Stories written by news1

Daawo Sawirada:Wajigii Koobaad Ee Dhismaha Wadada Gaalkacyo Iyo Hobyo Oo Lasoo Gaba Gabeeyay

Dhismaha wadada gaalkacyo iyo hobyo oo ay gacanta ku hayaan gudiga hormarinta iyo baraarujinta bulshada ee gob oo si iskood ah iskugu xilqaaay dhismaha wadadaasi ayaa haatan maraysa meel wanaagsan Dhisme balaaran oo in mudaa ka socday inta u dhaxaysa magaalooyinka wisil iyo gawaan oo gaarayay 30km ayaa haatan lagu guulaystay in lasoo gaban gabeeyo […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Daawo Sawirada:Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Hogaamiyaha Ahlusunna

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho iyo wadahadal ah la qaatay madaxda Ahlu Sunnah Wal Jamaaca. Kulanka ayaa la isku weydaarsaday fikirka kooxda Ahlu suna ay ka qabto ee wadahadalka lagu dhexdhexaadinayo iyaga iyo Galmudug. Ujeedka kulanka iyo cashada ayaa ahayad in la dardargeliyo wadahadallada magaalada Muqdisho uga furmaya Ahlu Sunna iyo Galmudug. […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dhagayso: Wada Hadalo U Dhexeeya Galmudug Iyo Ahlusuna Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho [Waraysi]

Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa waxaa ka furmay wada hadalo u dhexeeya dawlad gobaleedka galmudug iyo ururka ahlusuna waljamaaca ee gobalada dhexe ee dalka soomaaliya Wada hadalada oo ay garwadeen ka tahay dawlada dhexe ee soomaaliya ayaa si hordhac ah kaga bilowday magaalada muqdisho waxaana ka qayb galaya wafuud ka socota labada dhinac ee […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dag Dag:Shil Gaari Oo Goordhow Ka Dhacay Dagmada bandiiradleey Ee Gobalka mudug

Wararka ay Warbaahinta Hobyonet.com  ka helayso Inta u dhaxaysa Deeganada bandiiradleey iyo sedex higlo ee gobalka mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhow ka dhacay shil gaari oo qasaare gaystay Shilkaan ayaa yimid ka dib markii uu rogmaday gaari nuuca raaxada ah oo ay la socdeen ilaa 6 ruux Dad Kor u dhaafaya Afar qof […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dhagayso:Halkee Ku Dambeeyeen Wada Hadaladii Nabada Gaalkacyo Ee Galmudug Iyo Puntland

Gudoomiyaha gobalka mudug ee galmudug c/rishiid xaashi cartan oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay xaalada magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug oo qaar ka mid ah warbaahintu ay baahisay in ay xiisad ka jirto Cartan ayaa sheegay in xaalada gaalkacyo ay tahay mid dagan ayna yihiin been abuur wararka ay taabiyeen qaar ka mid […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Madaxwayne Erdogan Oo Guul Ka Gaaray Aftidii Dastuurka Loo Qaaday

Xisbiga madaxweyne Erdogan ayaa ku guuleystay aftidii ka dhacday dalka Turkiga oo waxaa ay heleen 51.37% halka garabka mucaaradka iyaguna ay heleen boqolkiiba 48.63 guud ahaan codadkii la dhiibtay, labada dhinac oo aad isugu dhawaa ayaa waxaa ay guddiga doorashada ku dhawaaqeen in qolyaha taageersan ”HAA” ay ku guuleysteen aftda. Natiijada aftida ayaa ka dhigan […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Dhageyso:Halkee Marayaan Wada Hadalada Galmudug Iyo Ahlusuna

    Wasiirkii hore arimaha gudaha Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo wareysi siiyey idaacadda Simba ee magaalada Muqdisho ayuu kaga hadlay wada hadalada la filayo in saacadaha soo socda Muqdisho uga furmaan Dowlad goboleedka Galmudug iyo Maamulka Ahlu sunno. Xildhibaanka ayaa kula dardaarmay in labada dhinac la yimaadaan tanaasul, lagana faa’iideysto fursadda la heysto, […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dhagayso:Gaalkacyo Oo markii Ugu Horaysay laga Aas Aasay Urur Ka Shaqeeya Nabada Iyo Is Dhexgalka Bulshada Gaalkacyo

Dhalinyaro ku nool magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa aas aasay urur dhalinyaro oo ka shaqayn doono nabada iyo is dhexgalka bulshada ku nool magaalada gaalkacyo Ururkaan oo Loogu magac daray bulsho Youth Develoment Organation ayaa waxaa ku midaysan ilaa 18 dhalinyaro oo kasoo kala jeeda labada dhinac ee magaalada gaalkacyo Gudomiye ku xigeenka […]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »

Puntland Oo Beenisay In Ay Jirto Xiisad Ka Taagan Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo

Saacid c/raxmaan oo ah maareeyaha garoonka diyaaradaha gaalkacyo u qaabilsan mamulka puntland ayaa sheegay in howlihii garonka diyaaradaha gaalkacyo ay sidii loogu tala galay u socdaan Maareeyaha ayaa beeniyay in ay jirto xiisad u dhaxaysa galmudug iyo puntland oo ka taagan garoonka diyaaradaha magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka muudg Ugu dambayn maareeyaha garoonka gaalkacyo ee […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Dhagayso:Amniga Gobalka Muudg Oo Kulan Dag Dag Ah Gaalkacyo Looga Yeeshay

Kulan looga arinsanayay amniga gobalka muudg ayaa maanta ka dhacay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka muudg waxaana kulankaasi soo qaban qaabiyay mamaulka gobalka muudg ee galmudug Kulankaan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhalinyaro laga kala keenay deegaanada gobalka muudg iyo masuuliyiin ka tirsan galmuudg Agaasimaha wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha galmuudg cumar cabdi maxamed oo ugu […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »