“Author Archive”
Stories written by news1

Dadka Kenya Oo Walaac Ka Muujiyay Weeraro Dhici Kara Waqtiga Doorashada Iyo Al Shabaab Oo War Kasoo Saartay

Guud ahaan shacabka dalka Kenya ayaa muujinaya walaac la xiriira ammaanka xilliga ay dhaceyso Doorashada guud ee dalka Kenya, taasi oo ay ka harsan tahay maalmo kooban. Degmada kaamakuji oo xaafada Islii ay ka tirsan tahay ayaa ka mid ah meelaha dadka ay hadal hayaan sida uu xaalka noqon karo inta lagu guda jiro Doorashada […]

Posted in Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Layaab Aduunka: Dalka Hindiya Oo Timaha Laga Xaday In Ka Badan 50 Haween Ah

In ka badan 50haween ah ayaa gobolka Haryana iyo Rajasthan ee wuqooyiga dalka Hindiya waxa la sheegay in timmaha laga jaray iyaga oo miir daboolan oo suuxsan. Booliiska ayaa la daalaa dhacaya in ay xaliyaan dhibaatadani aan la ogayn waxa ay tahay taasi oo haween badan ku beertay cabsi iyo walaac sida ay ku waranmay […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

XOG: Maxay Ka Wada Hadleen M.W Farmaajo Iyo Xildhibaanada Mooshinka Ka Wada Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibriil

Kulamo Gooni gooni ah oo xal looga gaarayo mooshinka ka yaala Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xalay ilaa Saacadihii la soo dhaafay waxa uu ka socday Magaalada Muqdisho. Kulamadaan ayaa waxaa qeyb ka ah madaxda ugu sareysa dalka kadib markii uu cirka isku shareeraray khilaafka u dhaxeeya Xildhibaanada iyo Wasiir Xoosh. Madaxweyne Maxamed […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Xaalada Adag Oo Ka Jirta Deegaanka Sadex Higlo Ee Gobolka Mudug Iyo Macluusha Oo Laga Cabsi Qabo Dad Inay Galaafato

Maamulka dagmada sedex higlo ee gobalka mudug ayaa ka warbixiyay xaalad adag oo dhinaca nolasha ah oo ka taagan dagmadaasi iyo deegaanada miyiga ah ee ku xeeran Gudoomiyaha dagmada sedex higlo khaliif warsame ayaa sheegay in xaalado caafimaad daro ay ka jiraan sedex higlo ka dib markii uu xirmay isbitaalkii ay adeegyada caafimaadka u doonan […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

SAWIRRO: Guddiga Gurmadka Abaaraha oo raashin u kala diray Gobolada

Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaran ee dalka, ayaa maanta raashin u kala diray Maamul Goboledyada dalka ka jira iyo Gobolka Banaadir, kadib markii maanta Guddigaan ay tageen Dakadda Magaalada Muqdisho. Maamul Goboledyada kala ah, Galmudug, Jubbaland, Puntland, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana maamulkasta loo diray raashin dhan 1,500 oo Tan. Galmudug, Puntland iyo […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

DHAGEYSO: Maxu Ka Yiri Sheekh Maxamed Dirir Kaniisad dib looga furay Hargeysa?

Sheekh Maxamed Dirir oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Kaniisad dhawaan dib looga furay Magaalada Hargeysa. Sheekhu waxa uu tilmaamay inaysan Sharciyan bannaaneyn in dhulka Muslimiinta laga furo Kaniisado , hadii ay horay ugu  yaaleen ay muhiim tahay in la burburiyo. Waxaa uu sheegay […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo xil u Magacaabay Tarsan

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda. Degreeto ka soo baxday maanta xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Max’ed Axmed Nuur Tarsan in uu noqdo lataliye sare ee dhanka siyaasadad ee xafiiska madaxweynaha Soomaaliya. Tarsan oo […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Dagaal Beeleed Ka Socda Degmada Goldogob Ee Gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal beeleed khasaare geystay. Dagaallka ayaa  u dhaxeeyay beello walaalo ah waxaana  la xaqiijiyey in dagaalladaasi ay ku dhinteen 2 qof, iyadoo dhaawacana uu intaasi ka badan yahay. Dagaalka ayaa salka ku haaya Muran dhul ku yaalla degmada […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Banaabax looga soo horjeedo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ka dhacay Galmudug

Banaanbax looga soo horjeedo Wasaaradda Waxbashadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug. Maamulada Iskuullada , Waalidiin iyo arday badan ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Waxbasharadda in ay Musuqmaasuqday Imtixaankii Dugsiyadda Sare ee Caabudwaaq. Maamuladda iskuuladda Caabudwaaq waxa ay sheegeen in aan la saxin Imtixaankii laga qaaday ardeydooda, islamarkaana qaab Musuq […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

FAALO: Nalkii Dalka U Baxay Iyo Naxuuskii Cadawga

Soomaaliya Waxa ay ka mid tahay Wadamada Sida Weyn Caalamka Uga Shaac Baxay Dib Udhac,Dowlad La,aan Iyo Musuq Dhowr Iyo Labaatankii Sano Ee U Dambeysay Dalka Waxa Ka Jiray Dhibaatooyin Badan Sida Dagaal Beeleedyo Dil Joogto Ah,Dhac Boob Iyo Kufsi Haba Ugu Horeyso Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho Oo ah Muraayada Dalka. Isbadaladu laka mudan oo […]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »