“Author Archive”
Stories written by wararka

(Sawiro+ Cod)Hay,ada ICRC Oo Deeq Gaarsisay Maxaabis Ku Xiran Xabsiga Dhexe Gaalkacyo Galmudug

Saraakiil Ka Tirsan Guddiga Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa Maanta Kormeeray Xaruumaha Xabsiga Dhexe Gaalkacyo,Xaruunta Curyaminta,Isbitaalka Weyn Ee Gaalkacyo Iyo Goobo Kale. Kormeerkan ay Sameeyen Saraakiishan Ka Tirsan Hay,ada ICRC ayaa waxaa Ku Wehlinayay Masuuliyin Ka Mida Maamulka Galmudug waxayna Ugu Horeyn Booqden Xabsiga Dhexe Ee Gaalkacyo Iyagoo Ugu Horeyn Kulan La Qaatay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(SAWIRO)Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Dhagax Dhigay Xaruuta Hidaha Iyo Dhaqanka

Xaruun lagu Barayo Dhalinyarada Xirfadaha Dhaqanka ayaa waxaa Laga Dhagax Dhigay Magaalada Gaalkacyo Waxaana Si rasmi ah u dhagax Dhigay Maayarka Magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali. Xaruuntan ayaa Waxaa La Filayaa In ay Ka Faa,idaystaan Dhalinta ku Howlananjiray Arimaha Muqaadaraadka Iyo Burcadnimada Maadaama ay Tahay Xaruun Lagu Baranayo Hidaha Iyo Dhaqanka. Waa Markii Ugu Horeysay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo Cadaado U tagay Arimo Siyasadeed

  Galinkii Danbe Ee Maanta ayaa waxaa Magaalada Cadaado Gaaray Wadfi Isgu Jiray Wasiiro,Wasiiru dowlayaal, Wasiiro Kuxigeeno Iyo Xildhibaano Waxaana Masuuliyintan Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya C/raxmaan Max’ed (Odowaa). Wafdigan ayaa waxaa Garoonka Cadaado Ku soo Dhaweyay Masuuliyinta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Iyo Dowlada Soomaliya Ee Ku Sugan Magaalada Cadaado Waxaana Kadib Loo Galbiyay […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

(DHAGEYSO+SAWIRO)Shacabka Galmudug Oo Laga Codsaday In Ay Ka Qayb Qaatan Dhismaha Wadada Hobyo

Xili Qaar Ka Mida Wadooyinka Deegaanada Galmudug ay Ka jiraan Bur bur Xoogan ayaa waxaa Isi Soo Taraya Baaqyada ay Jeedinayaan Dadka Ku Dhaqan Deegaanadaas Kuwaa Oo Maamulka Iyo Qurba Joogtaba Ka Dalbaday in ay ka Qayb Qaatan Horumarinta Wadooyinka.  Kulan ay Soo Qaban Qaabiyeen Qaybaha Bulshada Galmudug Kana Dhacay Magaalada Gaalkacyo ayaa Looga Hadlay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Xildhibaano Ka Tirsan Dowladda Soomaliya Kana Soo Jeda Gobalka Mudug Oo Gaaray Cadaado(Aqri Sababta)

  Magaalada Cadaado Ee Xaruunta Ximan Iyo Xeeb Ee Uu Hada Ka socdo Shirka Maamul U Sameynta ayaa waxaa Maanta Gaaray Xildhibaano Ka Tirsan Dowlada FDka Soomaaliya,Waxaana Garoonka Diyaaradaha Cadaado Ku Soo Dhaweeyay Masuuliyin Ka Mida Maamulka Ximan Iyo Xeeb Iyo Shacabka Qaybihiisa Kala Duwan.  Kadib Imaatinka Wafdigan Xildhibaanadaa ayay Saxaafada La Hadleen waxayna Sheegeen […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(DHAGEYSO) Xildhibaano Iyo Odoyaal Ka Tirsan Galmudug Oo Beeniyay Hadalkii Gudoomiye Hayl

Kulan ay Maanta Magaalada Cadaado Ku yeesheen Qaar Ka tirsan Golaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Odoyaasha Dhaqanka Galmudug ayay waxba Kama Jiraan Ku tilmaameen Hadal Dhawaan uu Warbaahinta siiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xasan Max’ud Hayl Kaa oo ahaa in Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid Uu iska Casilay Xilkii Madaxtinimo Ee Galmudug Iyo in Qaar Ka mida Beelaha […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Baarleex Shirka Cadaado Cidii Isku Dayda In ay Caqabadayso Talaabo Ayaan Ka Qaadaynaa

Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullahi Cali Baarleex, ayaa sheegay isaga oo La hadlayay warbaahinta Magaalada Cadaado in cid kasta oo ka hortimaada ammniga iyo kalsoonida ay abuurayaan ay la tiigsan doonaan sharciga. Ayna Dhowrayaan Habsami Socodka Shirka Madaxweyne Baarleex ayaa sheegay in Shirka Cadaado uu marayo meel wanaagsan, waxa uu sheegay in lasoo gabagabeeyay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Daawo+Cod) C/kariin Xuseen Guleed Oo Cadaado Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Waxaa Galinkii Danbe ee Maanta Magaalada Cadaado ee Xaruunta Maamulka Ximan Iyo xeeb Si weyn loogu Soo Dhaweeyay wasiirkii Hore ee Amniga qaran Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed Oo hada La Filayo in uu ka Mid Noqdo Musharixiinta u taagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Gobolada Mudug Iyo Gagaduud. Mudane c/kariin Xuseen ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Daawo)Sida Cadaado loogu Soo Dhaweeyay Madaxweyne Xasan Shekh

Wafdi uu hugaaminayo madaxwyeynaha soomaliya ayaa maantay gaaray magaalada caddaado ee xarunta maamulka ximan iyo xeeb, Waxaana gagada diyaaradaha cadaado si diiran ugu soo dhaweyay masuuliyinta ugu sareysa maamulka ximan iyo xeeb Iyo Galmudug, Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shekh Max’ud Ayaa Kulan ay Albaabadu u xirnaayen la qaatay madaxda Madaxda Maamulada Galmudug,Ximan Iyo Xeeb Iyo Ahlusuna […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(DHAGAYSO)Xildhibaan Ka mida Golaha Wakiilada Galmudug Oo Eed Kulul U jeediyay Madaxda Dowlada Somaliya

Iyadoo Wali Qaar Ka Mida Gudiga Farsamada ee Maamul usameynta Gobolada dhaxe ay ku sugan yihiin Magalada muqdisho islamrkana madaxweynaha soomaaliiya Gor Sii Horeysa uu si Rasmi ah u shaaciyay in gogoasha Maamul usameynta gobolada dhaxe ay taala Dagmada cadaado ayaa haddane waxaan jirin dadaal muuqda oo dowlada ay Arintaasi ay ka wado marka laga […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »