Home » Aragtida You are browsing entries filed in “Aragtida”

Tahniyad Aroos oo loo dirayo Muxyadiin Daahir Cabdi Iyo Hodan Abuukar Max’ed

  Tahniyad Aroos oo loodirayo labo iscalmatay eebana uuu isladoontay kuwaas oo kala ah Boqorka iyo Boqorada, Farta iyo Faratiga, Faraska iyo Geenyada waa Muxyadiin Dahir Cabdi Qeyre iyo Hodan Abuukar Maxamed oo Aqalgalkoodu kadhacay Dalka Kenya Casimadiisa Nairobi Tariikhdu markay ahayd 21/4/2013 Tahniyadaan ayaa waxaa si wada jira uduraya walidiin walalo iyo waliba Ehel [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »

Hooyo Ifraax waa Hooyo Soomaaliyeed oo u baahan in laga Caawiyo Wiil ay Dhashey oo u baahan Caafimaad Dibadda ah

  Hooyo Ifraax Cabdiraxmaan Nuur waa Hooyo Soomaaliyeed oo Mudo Sadex Sano ah la Daala dhacayey Wiil Yar oo ka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Zakeriye Yacquub Cabdi oo da’addiisa ay tahay Saddex Sanno jir , ayaga oo kala Quustey waaaladiina dhaley cunagan Dhaqaatiirta ku sugana Gudaha Soomaaliyaa, Kuwaas oo markii Dambe kula Taliyey in uu [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »

Wabixin Dheer oo Ku Saabsan Sanadkii Tagay iyo Marxaladihii Ay Soo Martay Galmudug 2012

GALKACYO/HOBYONET)Waxaan Halkaa Idin kugu Soo gudbin Doonaa Marxaladihii Kala Duwanaa  ee ay Soo Martay Dowlad Gobleedka Galmudug,dhinaca Horumarka laga Sameeyay  iyo Qaabkii ay  sanadkaa Ahayd Siyaasada Galmudug .    Xuquuqda Qoraalka Cali Maalin Nur  Hobyonet.com DHANKA SIYAASADA IYO QAABKII AY SOO MARTAY Hadaba Bilowgii Sanadkii 2012ka 8dii Jan. waxaa lagu Guulaystay Xalinta Qilaaf u Dhexeeyay  Xukuumadii [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Maxaa shacabka Soomaaliya ka filayaa xukuumada cusub marba haddii la magacaabay Ra’iisal Wasaare By.Walaayo

Fikrado-hobyonet)Shacabka Soomaalida oo muddo ka badan 20 sano la daala dhacayay dhibaatooyin uga imanaya dawlad la’aan horseeday dagaalo sokeeye oo dalka iyo dadka u soo jiiday dhiig bax naf iyo maalba leh kuwasoo ay geesteen isla dad Soomaali ah waxayna taa u nugleysay in cadaawaha Soomaalida uu sidoo doonto ka yeesho dalka kiiyo ku marmarsoonaya [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »

Musharaxoow mid baad ilowdey !!! Makuu sheegaa?Alloow ur u Bixi !!!

Muqdisho-hobyonet) Gees ka gees wadooyinka waaweyn ee xamar ayaa waxaa laga maqlayey gawaariga ku xiran cod baahiyayaasha waaweyn kuwaasi oo ay ka shidnaa heeso muujinaya doorashada iyo ololaha sida feestadii bari samaadkii oo kale, oo ay ku jirto Maanta,maanta maanta waa maalin weyne maanta oo ay ku luuqeyneysay allaha u naxariistee fanaandii Xaliimo khaliif Magool. [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »

Yaa Ku guuleysan doona xilka Madaxweyne 25ka musharax ( hadal heeynta reer Muqdisho)

MUQDISHO-HOBYONET)Waxaa gelinkii danbe ee maanta Ku ekaa qabashada araajida musharixiinta xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya iyadoo ilaa 25 musharax ay soo buuxiyeen shuruudaha laga doonayey. Gudiga qabashada araajida doorashada ee baarlamaanka Ayaa shaaciyey in berito iyo maalinta xigta oo 8da bisha Ku beegan la dhegeysan doono qudbadaha musharixiinta si ay golaha baarlamaanka ugu soo bsndhigaan qorshahiisa [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »

Kacdoonka iyo Noocyada uu Uqeybsamo,Maxaase Fashiliya Kacdoonada Siyaasada Soomaalida?

Fikrad-hobyonet)Aduunku wuxuu soomaray kacdoonno kala duwan oo qaarkood isku xigxigeen kuwakalana muddo dheer oo kala fogfog ay udhaxeysay. Sidoo kale, kacdoonaddu waa wax soonoqnoqda hadana wajiyo iyo qaabab kala duwan kuyimaadda. Balse su’aasha isweydiinta mudani waxay tahay, maxay kacdoonnada qaarkood u-guuleystaan kuwokalana ugu fashilmaan isbedelkii laga rabay inuu keeno kacdoonkaasi? Tusaale fiican waxaan usoo qaadan [...]

Posted in Aragtida,News | Read More »

Maxaa sababay inuu Professor Samatar fashiliyo xisbiga Hiil Qaran?

Maxaa sababay inuu Professor Samatar fashiliyo xisbiga Hiil Qaran? Dadweyne Soomaaliyeed oo badan ayaa rajo weyn ka qabay Xisbiga Hiil Qaran oo la filayay in dad siyaasadda fahmi kara oo badan horboodayaan Laakiin sidaasi ma noqon.. Rajadii laga qabay Hiil qaran ayaa mar qura baaba’day ayadoo dadweynihii candhuuftooda dib u laqeen. Waa maxay sababta?  La [...]

Posted in Aragtida,Wararka Maanta | Read More »

DHAGAYSO DOOD QAYBTA 1AAD EE DOOD DHEXMARTAY AQOONYAHNO GALMUDUG KU SUGAN

 DHAGAYSO DOOD QAYBTA 1AAD EE DOOD DHEXMARTAY AQOONYAHNO GALMUDUG KU SUGANn Doodaan ayaa waxay dhexmartay Qar kamida Asaasayashii Galmudug iyo Aqonyahanada Galmudug 1. Pro:jeemis 2.Saadaq Daahir Mire 3.C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor 4.Maxmed Cali Nur Xaaji 5.Cumar Cali Wehliye doodan ayaa haayd mid lagu falanqaynayay habka horumarinta Galmudug iyo Doorka ay ku leeyihiin Aqoonyahanadu waxaana Doodan [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Barakacayaasha Muqdisho ku sugan oo Loo Isticmaalo Ololaha Doorashada (Faallo)

Faallo-hobyonet)Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee ku teedsan magaalada Muqdisho. SIdaan la socono waxaa si xowli ah uga socda magaalad Muqdisho Olole doorasho tii ugu yaabka badnayd waxaa 10 bari [...]

Posted in Aragtida,News,Wararka Maanta | Read More »