Home » Musharax
You are browsing entries filed in “Musharax”
Galkacyo/Hobyonet) Munaasabad Si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana lagu dhaarinayay Golaha baarlamaanka cusub ee sadexda sanoo soo Socota ayaa manta lagu qabtay Holka shirarka ee Hotel Embassy ee Magaalada Galkacyo .waxaana Xaflad ka qayb Galay qaar ka mida wasiiradii hore ee Galmudug Culimaa’udiinka ,Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan . [...]
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
3 July,2012 Gaalkacyo-hobyonet)Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa Sawirada Soo dhawantii Shalay galab loo sameeyay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Jeneral Cabdi Qaybdiid oo Gaalkacyo dib ugu soo laabtay. Www.hobyonet.com
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
2 July,2012 Gaalkacyo-hobyonet)Musharax Madaxweynaha Galmudug Jeneral Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa galabtay si weyn logu soo dhaweyay Magaalada gaalkacyo kadib socdaal uu ku soo maray Wadamada kenya iyo Imaaraadka Carabta. Cabdi Qaybdiid ayaa sidookale soo maray Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kulamo kula soo qaatay Mas’uuliyiinta Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Qaybaha Bulshada ee [...]
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
24 June,2012 Gaalkacyo-hobyonet)Waxaan kudhashay magalada galkacyo e gobalka mudug 1960 , waxan dugsiga hoose kusoqatay bardacad school ee galkacyo , dugsiga dhexe waxan ksuo qatay saqawudin school ee muqadisho , dugsiga sare waxa kusoqatay Omar samatar secondary school ee galkacyo , marki an dhamestay waxbarashadaydi dugsiga sare ayan muqadisho waxa kuqatay 2bo sano o course [...]
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
10 May,2012 Gaalkacyo-hobyonet)Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxamuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gaobalka Mudug. Soo dhawaynta Musharaxa ayaa waxaa ka qaybgalay Culma’udiinka Ahlu Sunna waljameeca ee Gobalka Mudug,Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Mudug iyo ku xigeenkiisa,Odayaal Dahqameed,Ururka Haweenka Galmudug Aqoonyahano iyo waxgarad iyo Dad aad u badan,waxaana Mushraxa Maxamuud Cabdi [...]
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
10 May,2012 Gaalkacyo-hobyonet)Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa Maanta laga daremayaa Diyaargarowga Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxmuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) oo Saacadaha soo socda ku soo wajahan Magalaada Gaalkacyo,wuxuuna ka soo kicitimayaa Magaalada Nayrobi halkaas oo uu kulamo kula lahaa Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Kenya. Culama’udiinka Galmudug ayaa ka kujira qaban qaabada soo dhawaynta Musharaxa [...]
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
7,June.2012 Gaalkacyo-hobyonet)Munaasabad balaaran oo uu isku soo sharxayay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed ayaa maanta ka dhacday Magaalaada Gaalkacyo. Munaasabadani oo a heyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro,Xildhibaano,Culuma’udiin,Odayaasha Dhaqanka,Dhalinyaro ,Haween iyo marti sharaf kale,waxaana ay ka dhacday Hotel Embassy oo ku yaala bartamaha [...]
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
20-5-2012(hnet)Gen. Cabdi Xasan Cawale oo ku magac dheer Qaybdiid wuxuu ku dhashay Degmada Galkacyo ee gobolka Mudug sannadkii 1948 Waxbarashadiisii dugsiga quraanka wuxuu ku dhamaystay isla magaladaasi Galkacyo 1959-kii ilaa 1964-tii wuxuu Cabdi Qaybdiid ku jiray college-kiii Orfano Maschile (“Italian College) ” ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku soo dhamaystay waxbarshada Dugsiga hoose (fasalka [...]
Posted in Musharax,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »