HobyoNet.Com » Musharax

Xaflad Lagu Dhaarinayay Golaha Baarlamanka Cusub ee Galmudug Oo Galkacyo lagu qabtay +Sawiro
Galkacyo/Hobyonet)

Munaasabad Si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana lagu dhaarinayay Golaha baarlamaanka cusub ee sadexda sanoo  soo Socota ayaa manta lagu qabtay Holka shirarka ee Hotel Embassy ee Magaalada Galkacyo .waxaana Xaflad ka qayb Galay  qaar ka mida wasiiradii hore ee Galmudug Culimaa’udiinka  ,Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada  Qaybaheeda kala duwan .

Gudiga Doorashada Galmudug Ayaa bilaabay  Dhaarinta Xubnihii Baalamaan ee ay soo Xuleen  odayaasha dhaqanka waxaana Goobtii lagu qabanayay dhaarinta soo Xaadiray ilaa 20tan Xildhibaan halka 5xubnoodna ay ku maqanayeen cudur daar ay sheegeen Gidgii Doorashada Tirada  guud ee Baarlamanka Galmudug ayaa ah 25xildhibaan sida uu qorayo dasturka Galmudug. dhaarinta   oo u dhacday qaab mid mid ay xildhibaanadu ugu dhaaranayeen kitaabka quraanka kariimka ah .

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Galmudug Pro;C/qaadir Max’ed Shirwac ayaa u yeeray Mid kamid ah Culumaa’udiinkii u xilsarnaa in ay dhaarinyaan  wuxuuna dhamaan xubnihii Baarlamaan ee Madash ku sugnaa kuwaa oo ku dhaartay Maga Alah balana qaaday  in ay dhowraan shariga u dagsan Galmudug .

Kadib kolkii ay dhacday dhaarinta ayaa waxaa gudiga doorashadu Soo xuleen Gudoon kumeel gar ah oo diyaariya qabka ay u dhacayso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka waxaana u tartamayay xilka gudoomiya Golaha Baarlamaanka Xasan Max’ud hay loo helay 16cod  xildhibanada Codeeyay ayaa 4kamida maya yirahdeen 16kii kalena haa dhahe Codayta oo u dhacaysay qaab qarsoodi ah ayaa markii ay soo idlaatay waxaa natiijadii soo baxday aqriyay Pro;Shirwac oo sheegay in Xasan Max’ud  Hayl uu ku Guulaysatay xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Cusub ee Galmudug.

Sidoo kale waxay baarlamaanku Guda galeen in ay doortaan Gudoomiya Kuxigeen 1aad iyo 2aad waxaana Gudoomiye Kuxigeen 1aad ku guulaystay  Max’ed Cabdi Cali Ruush halka kuxigeenka 2aad uu ku guulaystay  Cali Macalin Axmed Nur.

Kadib Markii ay soo idlaatay Dhaarintii Golaha Cusub ee baarlamanka Galmudug uu yeelanayo ayaa waxay gudiga Doorashadu shaaciyeen in Doorashada Madaxweynimo ay dhici doonto 1da Augsto ee Bisha soo socota  xilkaa oo ilaa iyo hada Musharixiinta foomka soo buuxiyay ay kala yihiin C/samad Nuur Guuled iyo Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid waxaana madasha hadalo ka soo jeediyay Gudoomiyihii la doortay  Xasan Max’ud Xayl oo u mahad Celiyay Dhamaan ka soo qayb galeyaashii iyo Golihii Baarlamanka  sidoo kale hadalo kooban oo bogaadin iyo mahad celin ah u soo jeedshay golihii la doortay iyo gudiyadii soo qabanqaabiyay Qabsoomida Xaflada Qaar ka mida wasiiradii Hore ee  Xilkooda Dhamaaday kuwaa oo sheegay in ay cid kasta oo hogaanka qabata ay la shaqayn doonaan  .

Sikastaba waa markii ugu horaysay ee qaab doorasho baarlamaan ay sedan u dhacdo marka loo eego qaabka agaasinka xaflada iyo Tayada baarlamaanka La soo xulay  waxaana laorankaraa guul ayaa lagagaaray Qilaafadyadii yar yarka ahaa ee jiray taana waxaa ku guulaystay odayaasha Dhaqanka iyo Aqoonyahanada Galmudug .

Xafiiska Wararka Hobyonet-Galkacyo

By ;CaliMaalin Nur

Cmaalin17@gmail.com

Sawirro: Soodhawayntii Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Jeneral Cabdi Qaybdiid
3 July,2012

Gaalkacyo-hobyonet)Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa Sawirada Soo dhawantii Shalay galab loo sameeyay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Jeneral Cabdi Qaybdiid oo Gaalkacyo dib ugu soo laabtay.

Www.hobyonet.com

Musharax Cabdi Qaybdiid oo Gaalkacyo si weyn loogu soo dhaweeyay
2 July,2012

Gaalkacyo-hobyonet)Musharax Madaxweynaha Galmudug Jeneral Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa galabtay si weyn logu soo dhaweyay Magaalada gaalkacyo kadib socdaal uu ku soo maray Wadamada kenya  iyo Imaaraadka Carabta.

Cabdi Qaybdiid ayaa sidookale soo maray Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kulamo kula soo qaatay Mas’uuliyiinta Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Qaybaha Bulshada ee Reer Muqdisho.

Boqolaal Qof ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo,waxaana dadkii soo dhaweeyay hogaaminaayay Wasiirka dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug Xasan Faarax Barre,waxaana ka mid ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug.Odayaal iyo Qayabaha Bulshada.

Musharax Cabdi Xasan Cawaale oo Munaasab lagu soo dhaweynahyo Galabtay loogu sameeyay Hotelka Embassy ayaa uga Mahadceliyay Dadkii soo dhaweeyay sida qiimaha leh ee ay u soo dhaweeyeen.wuxuuuna balan qaaday hadii la doorto inuu isbadal weyn ka sameyn doono Galmudug islamrkaana uu dib u dhis ku samay7n doono Ciidamada Amaanka,Dhisamaha Wadooyinka soo celinta Bilicda Magaalooyinka Galmudug iyo gaarsiinta Maamulka Deegaanada uusan wali gaarin..

Sidookale waxa uu balan qaaday inuu Bisha Sagaalaad ee Sanadkan uu bilaabi doono Dhismaha Dekedda Hobyo oo ay fulin  Doonto Hobyo International Port Ltd oo uu heshiis kula soo galay Dalka Imaaraadka Carabt,isagoo sheegay in Ganacsatada Soomaaliyeed ay Maalgashan doonaan Dekedda oo aysan jirin cid gaar ah oo ay ku magacaaban tahay ayna u sinaan doonaan Shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug iyo Qaybaha Bulshada oo iyaguna ka hadlay munaasabadda lagu soo dhaweynahyay Cabdi qaybdiid waxa ay shegeen inay si weyn ugu faraxsan yihiin soo noqoshadiisa,waxayna u rajeeyeen inuu ku guulaysto Xilka Madaxweynaha Galmudug State.

Sikastaba ha ahaatee soo dhaweynta loo sameeyay Jeneral cabdi Qaybdiid waxa ay ku soo beegmaysaa xili wax ka yar bil ay ka hartay Doorashada Madaxtinimo ee Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Burhaan C/laahi xaashi

burhaan712@hotmail.com

TARIIKH NOLELEDKI & WAX QABADKI MUSHARAXA MADAXWEYNAHA GALMUDUG MUDANE: ABDISAMAD NUR GULEED
24 June,2012

Gaalkacyo-hobyonet)Waxaan kudhashay magalada galkacyo e gobalka mudug 1960 , waxan dugsiga hoose kusoqatay bardacad school ee galkacyo , dugsiga dhexe waxan ksuo qatay saqawudin school ee muqadisho , dugsiga sare waxa kusoqatay Omar samatar secondary school ee galkacyo , marki an dhamestay waxbarashadaydi dugsiga sare ayan muqadisho waxa kuqatay 2bo sano o course management ah e muqadisho management school 1982 ayan katagay wadanka Somalia waxana ganacsade kanoqday wadanka Kenya

Waxana ahaa as asihi company gi logu magacdaray east Africa transportation and Carrier Company o an ka aha chief executive officer in kabadan 20 sano ,

2002 ayan wadanka Somalia dib ugu so noqday gar ahan muqadisho aniga o ah general manager of silver elephant company lantisa Somalia e muqadiho

Ugudanbenti waxan dib ugu labtay magalada galkacyo dhamadki 2005 ti halkas o an kanoqday head of consultation department of SCDO organization,

14/8/2006 marki ladhisay mamulka Gal-mudug waxan kamid noqday Baarlamaankii markaas ladhisay ,

waxaana la ii doortay gadoomiye ku xigeenka labaad ee Baar lamanka Galmudug , isbuuc kadib misana waxaa la ii doortay Gadoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamanka galmudug

Gadoomiyihii ayaa tagay markii uu tagay kadib waxan noqday kusimaha Gadoomiyaha Barlamaanka

anigoo ah ku simaha Gadoomiyaha Barlamanka ayaa hadana waxaa tagay madaxwaynihii Galmudug maxamed warsame kiimiko

taarikhdu markii ay ahayd 6/3/2007 waxan noqday kusimaha madaxwaynaha Galmudug,

madaxwaynuhu wuxuu soo noqday 2/11/2008 intii uu maqnaa oo ahayd sanad iyo sideed biloood

wax badan baan qabanay waxaana ugu muhiimsanaa shirkii Bandiiradley shirkaas oo ay kasoobaxeen qodobo muhiim ah:

1: sida ciidankii oo laxareeyey

2: isbaarooyinkii oo laqaaday

3: canshuurtii oo bulshada laga qaaday

4: amanki o lasugay

5: Beelaha dariskaa oo nabad lala saxiixday

3 sano kadib doorasho ayaa laqabtay tarikhdu markii ay ahayd 14/8/2009

waxaana la ii doortay madaxwayne kuxigeen

marikii la iidoortay madaxweyne ku xigeenka wax badan ayan wax ka qabanay oo ay ugu muhiimsantahay

aqoonsi buuxa in uu helay Maamulka Galmudug

waxana ka mid noqonay saxiixayaash rowdh maabka ka kooban lix ximnood

sido kale Arimaha bulshada wax wayn baa laga qabtay sida waxbarasha Dugsiyada sare iyo jaamacadaha oo aan horay oga jirin deegaamada Galmudug

sidoo kale caafimaadka isna waxbaa laga qabtay sanadku markuu ahaa 2011

16 goobood MCH ah Hooyada iyo Dhalaanka sidoo kale ceelal farabadan baa laga qoday Deegaanada Galmudug

Sodoo kale waxaa jiray caqabado xaga bulshada ah

Taas oo aay ugu wacantahay

20 sano oo aysan arag Dowlad

Luqadaha

Musharax abdisamad nur guleed: waxa u si fican ugu hadlaa , qorana luqadaha kala ah Somaliga iyo englishka iyo Kisiwahiliga , waxuna fahma luqadaha Urdu iyo carabiga .

Waxyabaha aan qabandono hadi la’i doorto dorashada

v waxan abuuraynaa kaaba yaal dhaqaale sida Dakad iyo Ayrobooro iyo wadooyinka oo ladhiso mamulka galmudug.

v waxan xooga saarayaa dib uheshiisiinta Beelaha Dariskanala ah iyo kuwa ladagan Dowlad Gobaleed ka Galmudug.

v hubkadhigis qabaa ilada lagu sameyo , lona sameyo ciidan yar oo tayo fiican leh mamulka galmudug oo ay tabaraan saraakiil sar sare.

v waxan Maamulka galmudug Gaarsiinaynaa in u kashaqeyo ilaa galgadud.

v Galkayo waa caasimada Dowlad Gobaleed oo Tastuurku qorayo

Waana Magaalo Ganacsiga ku fiican waxan samaynayaa magaalo kale oo ay Dowladu ku shaqayso si kumeel Gaar ah.

v Dowlada dhexe e Somalia waxa layelaneyna Xiriir Rasmi Ah iyo wada shaqayn toos ah.

v waxan samayn doonaa da’daalo rasmi ah o ay Hayadaha UN in ay Deegaamada galmudug Soodagaan.

v waxan ladagalamaya Burcad Badeeda isla markasna usamendona janisyo shaqo abuuris ah daman dhalinyarada galmudug.

v waxan ladagalamaya argagaxisada & xaalufinta Dhirta iyo Duurjoogta.

v Ugu Danbayntii 3sano oo aan Xilkas uhayo markii ay dhamato in shacbigu ay wax doortaan si Dimuqraadi ah.

v waxan Balan Qaadayaa hadii la idoorto in aan wax ka Qabanayo Qodobadas oo Dhan

Wabi laahi towfiiq.

C/samad Nuur Guuleed

Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxamuud Cabdi Cilmi oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyay
10 May,2012

Gaalkacyo-hobyonet)Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxamuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gaobalka Mudug.

Soo dhawaynta Musharaxa ayaa waxaa ka qaybgalay Culma’udiinka Ahlu Sunna waljameeca ee Gobalka Mudug,Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Mudug iyo ku xigeenkiisa,Odayaal Dahqameed,Ururka Haweenka Galmudug Aqoonyahano iyo waxgarad iyo Dad aad u badan,waxaana Mushraxa Maxamuud Cabdi Cilmi markii la soo dhaweeyay kadib uu Shirjaraaid ku qabtay Guriga uu Magaalada Gaalkacyo ka daganyahay.

Waxa uu sheegay hadii loo doorto Madaxweynaha Galmudug inuu wax wayn ka qaban doono Amaanka iyo Xoojinta Ciidamada Galmudug isagoo balan qaaday in Ciidamada ay heli doonaan Mushaar ku filan iyo tababaro kor u qaadaya Aqoontooda ,sidoo kale waxa uu balan qaaday inuuu wax ka qaban doono Waxbarashada iyo Hormarinta Reer Miyiga.

Maxamuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in hadii la doorto uu Deegaanada Galmudug ka saari doono Dadka aan taabacsanayn Culimada Suufiyada,wuxuuna wararkaas ku tilmaamay kuwo aan sal iyo raad midna lahayn.

Ugu danbayntii Maxamuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) ayaa balan qaaday inuu midayn doono Shacbiga Galmudug islamarkaana uu sii laba labi doono Dadaalkii  Xukumadihii hore ee Galmudug.

Soo dhawaynta maanta loo sameeyay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxamuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) aya awaxa ay ku soo beegmaysa xili si weyn Magaalaada Gaalkacyo looga hadal hayo Doorashada Bisha August ee Sanadkan.

Www.hobyonet.com

Diyaargarowga soo dhawaynta Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxmuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) oo laga dareemayo Gaalkacyo
10 May,2012

Gaalkacyo-hobyonet)Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa Maanta laga daremayaa Diyaargarowga Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxmuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) oo Saacadaha soo socda ku soo wajahan Magalaada Gaalkacyo,wuxuuna ka soo kicitimayaa Magaalada Nayrobi halkaas oo uu kulamo kula lahaa Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Kenya.

Culama’udiinka Galmudug ayaa ka kujira qaban qaabada soo dhawaynta Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxmuud Cabdi Cilmi,waxaana sidoo kale diyaargarow kawada Magaalada Gaalkacyo boqolaal Dad ah oo hataan ku siijeeda Garoonka Diyaaradaha ee  Magalaada Gaalkacyo.

Maxmuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) oo ka mid ah Aqoonyahanada Galmudug ayaa dhawaan isku soo sharaxay  Madaxweynaha Galmudug,wuxuuna balan qaaday inuu wax weyn ka badali doono Mamaulka galmudug hadii la doorto.

Soo dhawaynta Musharaxa wixii ku soo kordha kala soco Hobyonet.com

Www.hobyonet.com

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo isku soo sharaxay Qabashada Xilka Madaxtinimo ee Galmudug
7,June.2012

Gaalkacyo-hobyonet)Munaasabad balaaran oo uu isku soo sharxayay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed  ayaa maanta ka dhacday Magaalaada Gaalkacyo.

Munaasabadani oo a heyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro,Xildhibaano,Culuma’udiin,Odayaasha Dhaqanka,Dhalinyaro ,Haween iyo marti sharaf kale,waxaana ay ka dhacday Hotel Embassy oo ku yaala bartamaha Magaalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Axmed maxamuud Xasan (Axmed baasto) oo ugu horayn ka hadlay Munaasabadda ayaa ku amaanay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug howsha fiican ee uu u qabtay Shacbiga Galmudug mudadii uu xilkaas hayay,wuxuuna u rajeeyay inuu noqdo qofka ku guulaysan doona Madaxtinimada  Maamulka Galmudug.

Axmed Baasto ayaa ku tilmaamay C/samad Nuur Guuleed shakhsi markasta daacad u ahaa Shakhadiisa islamarkaana u soo dhabar  adeygay mudadii uu Maamulka ku jiray marxaladihii kala duwanaa ee la soo maray.

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Galmudug,Culama’udiinka iyo Haweenka oo ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay inay si weyn ula shaqaynayaan Musharax C/samad Nuuur Guuleed hadii loo doorto xilka Madaxweynaha Galmudug.

C/samad Nuur Guuleed  oo gabagabadii Munaasabadda  hadal ka jeediyay ayaa uga mahadceliyay Dhamaan dadkii ka soo qaybgalay Munaasabadda ,isagoo sheegay   markii uu la tashaday Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug iyo Qaybaha Bulshada uu Go’aansaday inuu isku soo sharaxo xilka Madaxweynaha islamarkaana u doonayo in wax ka qabto howlihii qabyada ahaa ee Maamulka galmudug ka dhimanaaa mudadii uu jiray.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug C/samad Nuur Guuleed oo ah Musharaxa u tagaan Xilka madaxweynaha ayaa sheegay hadii la doorto waxyaaba uu qabanayo inay ka mid tahay Dhismaha  Ciidamo Xoog leh oo suga Amaanka Galmudug ,Balaarinta Maamulka,Adegyada Bulshada,Maamul wanaag iyo Dib u heshiisiin.

Wuxuuna balan qaaday inuu soo dhisi doono xukumad tayo leh oo wax ka qabata Dhamaan Deegaanada uu ka arimo Maamulka Galmudug,isagoo  tilmaamay inuu haysto waayo aragnimo ku filan maadama  uu mudo dheer ku jiray arimaha Maamulka xilal kala duwanna ka soo qabto Dowladda Galmudug mudadii ay jirtay ee Lixda Sano ahayd.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in waqtigii Xukumadda iyo Baarlamanka Galmudug ay ka hartay muddo kooban wuxuuna ugu baaqay Madaxweyne Caalin inuu  xilka isku soo sharaxo hadii uu doonayo inuu markale u tartamo ,wuxuuna ku eedeeyay Madaxweynaha inuu iska indho tirayo Waqtiga uu xilkiisu ku egyahay oo uu sheegay inay tahay Bisha August ee Sanadkan 2012.

Sikastaba ha haatee waxaa soo badanayay Bilihii la soo dhaafay Musharixiin aad u badan oo u taagan xilka Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug Doorashada Bisha August ee Sanadkan,inakasoo dhawaan  Madaxweyne Caalin uu sheegay inuu xilka ka dagi doono Bisha Febrayo ee Sanadka 2013 waqtigaas  oo uu sheegay inuu  xilkiisu ku egyahay ayaa hadana waxaa Magaalada Gaalkacyo  ka socda qaban qaabada Doorashada Bisha August ee Sanadkan la qaban doono.

Burhaan C/laahi Xaashi

Burhaan712@hotmail.com

TAARIIKH NOLOLEEDKII MUSHARAXA MADAXWEYNAHA GALMUDUG SARREEYYE GAAS CABDI XASAN CAWAALE (QAYBDIID)
20-5-2012(hnet)Gen. Cabdi Xasan Cawale oo ku magac dheer Qaybdiid wuxuu ku dhashay Degmada Galkacyo ee gobolka Mudug sannadkii 1948

Waxbarashadiisii dugsiga quraanka wuxuu ku dhamaystay isla magaladaasi Galkacyo

1959-kii ilaa 1964-tii wuxuu Cabdi Qaybdiid ku jiray college-kiii Orfano Maschile (“Italian College) ” ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku soo dhamaystay waxbarshada Dugsiga hoose (fasalka 5-aad

1964 Cabdi Qaybdiid waxa uu kamid ahaa dhalinyaradii loo qaatay Ciidammada XDS, wuxuuna tababar ciidan ku qaatay dugsigii la oran jiray Botiko, hadana loo yaqaan Xalane,1971-dii wuxuu qaatay Shahaada Dugsiga Dhexe ee Fasalka 8-aad ee Magaalada Baydhabo

1972–1974 wuxuu shahaadada dugsiga Sare ka qaatay British School College Nairobi, Kenya. (Correspondence). (Aqoon Dirsad)

1978 Ilaa 1979 wuxuu galay Kulliyaddi Ciidammada ee Jaalle Siyaad, isagoo qaatay darajada Xiddigle,ayadoo markii hore uu waqti dheer ahaa sarkaal xigeen, ka soo shaqeeyay dhammaan noocyada Ciidammada Lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Janaayo 1980-1988 waxaa loo baddalay safaaradda Soomaaliya ee dalka Shiinaha gaar ahaan xaafiiska u Qaybsanaha Arrimaha Ciidammada (Miletary Attachee) oo uu Xoghayaha 2-aad Safaaradda ku shaqeynayay.

Jannaayo, 1989 dalka ayuu ku soo laabtay waxaana loo bedelay Hoggaanka Xariirka Dibadda ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

Agoosto, 1989 wuxuu ka goostay dawladdii uu hoggaaminayay Maxamed Siyaad Barre isagoo ah Gaashaanle Dhexe markii ay u cuntami weyday in uu iska sii joogo xaaladihii dalku markaas ku sugnaa awgeed, wuxuna ku biiray Saraakiil iyo Siyaasiinta Isbedel-doon ah oo mucaarad noqday dawladdana ka soo horjeestay,gaar ahaan garabkii Hubeysna ee USC,wuxuuna ka mid ahaa Aasaasayaashi Jabhaddii Dhaqdhaqaaqi Waddaniga Soomaaliyeed isagoo ahaa Taliye Ciidan Ilaa Dawladdii la riday sanadkii 1991-dii.

Julay 1991-dii Wuxuu xubin ka noqday Golihii Baarlamaanka USC Shirweynihii lagu qabtay magaalo madaxda Muqdisho laguna mideeyey Garbihii USC,Guddoomiyahana loogu dooortay Gen Maxamed Faarax Caydiid.

1991-dii, waxa uu ka mid noqday dawladdii Cali Mahdi ee Jabuuti lagu soo dhisay wuxuuna noqday Wasiirka Wasaarada -Gaadiidka Cirka iyo Dhukja ee Soomaaliya.

1992 ilaa 1994-tii waxa uu ahaa Xoghayaha Arrimaha Guddaha ee maamulkii Ururkii USC/ SNA United Somali Congress iyo Somali national alliance.

1997 shirweynihii Qaahira ee lagu dhisay Mamulkii Gobolka Banaadir waxa loo magacaabay Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir ..

2000 ilaa 2001dii wuxuu ka qaybgalay shirwaynihii nabadda ee Carte Jamhuuriyadda Jabuuti lagu qabtay, wuxuna noqday xubin kamid ah baarlamaankii Soomaaliya.

2001 Ilaa 2004 waxa uu noqday Taliyaha Qaybta Boliiska Gobolka Banaadir ayadoo loona dallacsiiyay Gaashaanle Sare Islamarkaana wuxuu iska casilay xubinnimadii baarlamaanka Somaaliya.

2007- waxa loo magacaabay Taliyahii Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed isagoo loo dalacsiiyay darajada Sarreeye Guuto.

2009-kii waxaa loo dallacsiiey darajada Sarreeye Gaas.

2009 ilaa 2010-kii wuxuu noqday Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Dawladda Federaalka.Kmg ah ,xilligaas oo ahayd mudadi uu xalliyey khilaafkii ka dhex jiray Mudanayaasha Maxamed Ahmed Caalin iyo Axmed Shariif Ali Hilowle Oo la isku qabsaday Madaxtinimada Dowlad gobaleedka Galmudug..

Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid muddadaas uu ku soo jiray hawlaha kala duwan wuxuu waxbarasho, aqoon kororsi, seminaaro, shirar caalamiya iyo shaqaba u tagay, dalalka kala ah: Talyaaniga, Sweden, Masar, Turkiga, Maleesiya, China, Singapore, Ukrain, Liibiya, Ethiopia, Kenya, Yugaanda ,Pakistaan,Qadar,UAE,Tanzania Jabuuti, iwm..

2011 ilaa 2012 Mudane Cabdi Qaybdiid, wuxuu safarro hawleed ku tegay Deegaanka Galmudug 7 jeer oo kala duwan,Safarradaas oo isugu jiray Isagoo ahaa xilliyadaas Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha ee Dawladda Federaalka kmg ah iyo isagoo u tegay inuu caawiyo Maamul Goboleedka Galmudug,wuxuuna ka qabtay waxyaabo la taaban karo waxaana ka mid ah:

1.-Dhismaha Saldhigga Booliska Gaalkacyo, Tababarro 120 Askari oo UN-ku soo tababaray haddana mushaar ka qaata UNDP.

2.-U dirid tababar dibeddasaraakiil ka tirsan Booliska Galmudug. Xareynti iyo Tababariddii Ciidammada Miliishiyada iyo Hubkooda Galmudug oo markii u hoorreysay u suurtagalisay in ay wax yaabo badan qabsato noqotana Dawlad Goboleed laga aqoonsaday dalalka caalamka iyo Hay’adaha UN.

Luuqadaha:

Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid: Wuxuu si wanaagsan ugu hadlaa qoraana luqadaha kala ah: Soomaaliga iyo Ingiriiska,wuxuuna fahmaa luuqada Talyaaniga Shiinaha iyo carabiga

Ugu dambayntii Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), wuxuu oggolaaday in uu isku soo sharraxo Madaxweynanimada Maamul Goboleedka Galmudug markii qaybo badan oo bulshada Galmudug ka mida ah, ay ka codsadeen inuu xilkaas isku soo taago, iyagoo u arkaya in Cabdi Qaybdiid wax weyn iyo horumar ku soo kordhin karo maamulka iyo guud ahaan bulshada Galmudug iyo Soomaaliyaba.

www.hobyonet.com