Home » News You are browsing entries filed in “News”

Faah Faahin Dagaal Ka Dhacay Koonfurta Mudug Iyo Qasaare Ka Dhashay

Wararka ka imaanaya deegaanka Dumaaye oo 50km waqooyiga ka Xiga Magalada Xarar dheere ee Gobolka mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeya Kooxda alshabab iyo dadka deegaanka kadib markii alshabab ay weerar ku soo qaadeen dadka deegaankasi . Weerarka alshabaab ay ku soo qaadeen Deegaanka Dumaye ayaa […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Galmudug Oo War Cad ka Soo Saartay Shaqada Gudiga Xalinta Qilaafadka Dorashoyinka(Warsaxaafadeed)

War saxaafadeed kasoo baxay Galmudug ayaa lagu codsaday in gudiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka xubintooda la badalo. Wakiilka ayaa lagu eedeyay in uu abuurayo xaalado iska horkeena kadib markii sida la sheegay uu ku dhaqaaqay arimo ka baxsan Shaqadii loo igmaday Warsaxaafadeedka ayaa u qoraan sida. HOOS KA AQRI   XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO SHABAKADDA WARARKA WWW.HOBYONET.COM  NAGALA […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Suldaanka Beesha Sacad oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya (Dhageyso)

Suldaanka Guud ee Beesha Sacad suldaan C/naasir Jaamac seed oo maanta warbaahinta ku;la hadlay magaalada Galkacyo ayaa beeniyay warar sheegaya in uu jiro musuq maasuq lagu sameeyay hanaanka ay u socoto Doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka fadaraalka soomaaliya ee ka socata magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka  ee dowlada Galmudug waxaana suldaanku uu […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dhageyso:-dagaal udhaxeeya dadka deeganka iyo alshabaab oo kadhacay mudug

Wararka ka imaanaya Deegaanka Dumay oo 50Km waqooyi Kaga Beegaan Dagmada Xarar Dheere ee Gobolka Mudug isalmrkaana ay dagalameen Dadka deegaanka iyo kooxda alshabab ayaa lagu soo waramaya in wali Halkaasi ay ka taaga tahay xiisad u dhaxeysa labada dhinac madama dagaalka uu qasaare isku jiro dhimasho iyo dhawac. inta la xaqiijiyay 6 qof ayaa […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dhageyso:- Abaaro daran oo laga soo sheegayo Gobolka Mudug

Abaar Xoog leh oo saameyn aan wanaagsaneyn ku reebay Dadka iyo Duunyada intaba ayaa laga soo sheegayaa Koofurta iyo Waqooyiga Gobolka Mudug. Dadkii ku noolaa Dhulka Miyiga ah ee Abaartu ay Hala keysay ayaa ka soo Cararay Goobihii ay degenaayeen,kuwaas oo u soo jeheystay Meelaha ay isleeyihiin waxaad ka heli kartaan Baad iyo Biyo. Qaar […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dhageyso-Galmudug oo lagu eedeyay Waxqabad la’aan kadib markii deegano badan….

Gudomiyaha Dagmada Ceelgula ee Gobolka Mudug cali baashi Macalin oo warbaahinta la hadlay ayaa ku eedeyay Dowlada Galmudug in ay ka gabisay caawinta dagoomiyinka Galmudug iyo ka jawaabida dadka ay baaraha ku saameyn deeganada Galmudug. Cali baashi ayaa sheegay in dowlada galmudug uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuled aysan waxba ka helin tan iyo markii […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dhageyso:-Guddiga Doorashada Galmudug oo beeniyay war ka soo baxay Mareykanka

Iyadoo dhawaan Warbaahinta ku hadasha Afka Soomaaliga ay baahinayeen Warqad la sheegay in Dowladda Mareykanka ay u dirtay Galmudug islamarkaana ay ku sheegtay Kuraasta qaar in la Musuq Maasuqay oo Sifo aan Sharci aheyn ay ku soo baxeen Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad iyo Maxamuud Gaafow ayaa Warkaas waxaa beeniyay Guddiga Doorashada dadban ee Maamulka Galmudug. […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Waxgaradka Galmudug Iyo Saraakiil Katirsan Maraykanka Oo Ka Kulmay Weerarkii Jeexdin

DHAGAYSO SULDAAN CABDINAASIR JAAMAC SEED OO KAHADLAYA KULANKII AY LAQAATEEN SARAAKIISHA MARAYKANKA KASOCOTAY IYO WAX YAABIHII AY KALA HADLEEN suldaan-cnaasir-jaamac-seed

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Faah-faahin Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Joogay ka soo horjeedka Bacadlaha Xamar-weyne Magaalada Muqdisho ayaa Goor dhaw waxaa lala beegsaday Qarax Miino Inta la og yahay Labo Askari ayaa dhintay,waxaana ku dhaawacmay illaa Todobo kale. Goobta Qaraxu ka dhacay ayaa ah Goob ay Ciidanka Booliska ay degen yihiin oo ay Maalintii Harsadaan,waxaana la sheegay in […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Oo Ku Kulmaya Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land waxaa maanta kuwada kulmaya Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug Dr C/wali Maxamed Cali Gaas iyo C/kariin Xuseen Guulleed iyagoo kawada hadlaya dhameystirka wada-hadalada Colaada Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug., Kulanka oo ka dhacaya Magaalada kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubb-land waxaa ka qeyb galaya Madaxwenayaasha […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »