Home » News
You are browsing entries filed in “News”
Warar goor dhow naga Soo gaaraya Deegaano ku Dhow Dhow Degmada Hobyo ayaa Sheegaya in lix nin oo u Kala Dhashay Wadamada Denmarka iyo filipin la Siidaayay kuwaa oo Koox burcadbadeed Soomali ah Madaxfurasho ka qaateen ayna hada dooni yar ka Qaaday Xeebta u dhexeysa deegaanka Xundule iyo Hobyo waxaana Wararku sheegayaan in ay [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Ciidamado Isgu Jira Kuwa Malatariga iyo Kuwa PSTA Puntland ayaa maanta duleedka magaalada Boosaaso ku toogtay 13-qof o ay ku jirtay haweeney, kuwaasoo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-shabaab qaarkoodna lagu helay inay ka dambeeyeen dilkii dhamamadkii sannadkii 2011 loogu geystay Boosaaso, Dr. Axmed Sheekh C/raxmaan oo ka mid ahaa culummada Puntland. Dhallinyarada [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
Waxaa Maanta dib Xoriyadoodii u Helay lix nin Oo u kala Dhashay Wadamada Demark Iyo Filipin oo Kooxaha Burcadbadeeda Soomaliya Afduub u Haysteen Mudo labo Sano iyo 5 Bilood Ah Kadib markii ay Ka qaateen Lacag Madaxfurasho ah oo sida La Sheegay Gaaraysa 7Milyan oo doolarka Maraykanka iyadoo 2ka Mida ragan ay u [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa u magacaabay Soomaaliya danjire cusub oo bedeli doona Augustine Phillip Mahiga oo saddex sano wakiil uga ahaa xoghayaha guud arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca siyaasadda. Danjiraha cusub oo u dhashay dalka Britain ayaa lagu magacaabaa Nicholas Key, waxaana xilkiisa uu la wareegi doonaa bisha Juun ee [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
Sida ay Xaqiijiyeen Xubna Katirsan Shaqaalaha idaacada ERGO ee Q.M.Uqaabilsan Tabinta Arimaha Bini Aadinimada Kooxo Hubeysan ayaa Galabta Wariye Katirsanaa idaacadaasi Waxa ay Ku Dhaawaceen Bartamaha Magaalada Baladweyn Ee Xarunta Gobalka .Hiiraan Kooxahaan ayaa Wariye C/laahi Salaad Ku Weeraray Faas isagoona Kaga Dhuftay Qoorta Ama Surka iyadoona Wariyahaasi Uu Soo Gaaray Dhaawac Aad U [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay diyaariyeen Guddiga Somali-Americal Community Center iyo Somali Isboorti and Culture of Atlanta ayaa dhawaan waxa lagu qabtay Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka taa oo casumay Madaxweynihii hore ee Soomalia Mudane Shekh Sharif Shekh Axmed,waxaana xafladaasi ka soo qeyb galay dhamaan Jaaliyadda reer Atlanta iyadoo aan loo kala [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
Gudoomiyaha golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Muqdisho Maxamed Xasan Xaad oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay ka gaabisay hawlihii loo igmaday,wuxuuna si gaar ah farta ugu goday in dowladu ay ka gaabisay doorkii ay ku lahayd dhisida maamulada uu dalku yeelanayo Maxamed Xasan Xaad ayaa si kulul [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Waxaa Si toosa u bilaabay Barnaamijyadii iyo Wararkii Idaacada Qarandoon Radio oo Dhawaan Laga furay Magaalada Galkacyo Galmudug waxaana Idaacadan Laga Dhagaysankaraa Ilaa 90KM oo Ku xeeran Gobalada Mudug,Galgaduud iyo Qaybo Ka Mida Gobalka Nugaal. Radio Qarandoon Oo ah Idaacada ugu Baaxada weyn Deegaanada Galmudug marka loo eego deegaanada laga Dhagaysto ayaa hada waxay [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa barqadii maanta gaaray xarunta maamulka Puntland ee Garoowe, waxaana safarkiisa ku wehliya wasiirka maaliyadda iyo qorsheynta Maxamuud Xasan Saleebaan, wasiiru-dowlaha madaxtooyada Faarax Cabdulqaadir iyo xildhibaanno Ka tirsan Golaha Wakiilada Soomaliya. Socdaalka madaxweyne Xasan Sheekh oo Sida la sheegay qaadan doona labo cishe ayaa [...]
Posted in News,Wararka Maanta | Read More »
Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan ku wada qaatay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Galmudug Jen.Cabdi Xasan Cawaale qaybdiid iyo Madaxwynaha DF Soomaliya Pro:Xasan Shekh Max’ud waxaana kulan ka Qayb Galay Wasiirka Arimaha gudaha Soomaliya C/kariin Xuseen,Xildhibaano Iyo Xubno kale oo Ka tirsan Dowlada FD Soomaliya. Kulanka oo looga wada Hadlay Wada shaqaynta Dowlada [...]
Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »