Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Saadaq Daahi Mire Wasiirka Dhalinyada Iyo Sportska Galmudu ayaa manta Shir Jaraa,id ku Qabtay Magaalada Galkacyo wuxuuna Kaga Hadlay in Dhawaan Ay Furmi doonan Ciyaaraha Kooxaha Heerka Kowaad ee Degmada Galkacyo ee Galmudug. Wasiirka ayaa Sheegay In Bisha April ee Fooda inagu Soo Haysa ay Ka firmi Doonaan Tartanka Ciyaaraha Kooxaha Heerka Kowaad Tartankaa oo [...]
Posted in News,Sports,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
(SPORTS-HOBYONET) Waxaa garoonka banaadir Stadium (Ex-Conis) lagu soo gabogabeeyey tartamo ciyaaraha fudud oo ay ka qeybgalayeen boqolaal orodyahano oo heerarka kala duwan ilaa dugsiyada G/banaadir ka kala socdey. Tartanka oo loogu magacdarey (Muqdisho Peace Run)ayaa todobaadkii ugu danbeeyey ee bisha Janaayo waxaa uu ka socdey wadooyinka waaweyn ee Muqdisho iyadoo qabashadiisa ay iska kaashadeen Xiriirka [...]
Posted in News,Sports,Wararka Maanta | Read More »
(SPORTS-HOBYONET)Waxaa Garoonka C/laahi Ciise ee K/magaalada Galkacyo ka dhacay Ciyaar Sxbtinimo oo u dhexeysa Labada Team ee Galkacyo Iyo Galdogob,waxayna Labada Nadiba Muujinayaan Ciyaar wanaag, waxaana Hada garoonka Ku sugan Boqolaal Dadweyne Usoo daawasho tagay ciyaarta Oo Hada Soo Gaban Gabowday intii ay Socotay ciyaartu waxay Labada Kooxood Mid walba Muujinaysa Ciyaar wanaag Iyo in [...]
Posted in News,Sports,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »
(SPORTS/HOBYONET)Waxaa dhowaan Muqdisho lagu qabtey Gongresskii 6aad,sanadka 2013 ee Gudiga Olombikada Soomaaliyeed oo ah Hey’adda sare ee dhinaca Sportiga taasi oo ay doortaan xiriiro kala duwan,ururo Sports iyo wakiilo ka socda 5-ta Zone ee loo qeybiyey Gobolada Dalka Soomaaliya. Doorashada halkaasi ka dhacdey waxaa Musharax Gudoomiyaha ahaa C/laahi Axmed Tarabi oo si weyn u garaneyso [...]
Posted in Sports,Wararka Maanta | Read More »
BALADWEYN-HOBYONET)Xaflad xarigga looga jarayay garoonka kubbadda cagta Lamagalaay ee magaalada Baladweyne oo dib loo furay ayaa lagu qabtay magaalada Balabweyn Ee xarunta Gobalka Hiiran.. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax oo xarigga ka jaray garoonka ayaa sheegay in dib-u-furista garoonka Lamagalaay ay sahlayso isdhexgalka bulshada gobolka Hiiraan. Cabdifataax Xasan Afrax wuxuu tilmaamay in ay arrintaas [...]
Posted in News,Sports,Wararka Maanta | Read More »
SPORTS-MUQDISHO-:Shirweynihii 6aad ee gudiga Olombikada Soomaaliyed ee GOS oo ah heyadda ugu sareysa Sportiga dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabteymagaalada Muqdisho,iyadoo halkaasi lagu doortey madaxda afarta sano eesoo socota maamuli doona Gudigaasi oo ay hoos yimaadaan toboneeyoxiriir iyo ururo sports. Madaxdii goob jooga u ahayd shirweynahaasi oo ka socdey dowladdaSoomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa, [...]
Posted in News,Sports,Wararka Maanta | Read More »
SPORTS/HOBYONET)Kooxaha kubadda cagta ee Muqdisho City iyo Fc banaadir ayaa ku kala guuleystey horyaaladii heerarka 2-3aad ee dalka somalia kaasi oo ay soo agaasimeen xiriirka kubadda cagta ee Somalia kana socdey garoonka Jaamacadaha ee degmada Hodan. Kooxda Fc banaadir oo ka ciyaareysay horyaalka heerka 3aad ee dalka ayaa urursatey dhibacaha ugu badan ee labada [...]
Posted in Sports | Read More »
SPORTS/HOBYO.NET)Tartamadii Isboorti ee sanadkaan lagu qabtay Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka waxay xusuus ku reebeen Jaaliyadda ku nool Magaaladaasi,waayo waxa sanadkaan lagu tiriyaa in uu ahaa mid ka soo qeybgalkiisu uu sareeyo,waxaana ka soo qeyb galay Kooxo ka kala socda Gobolo aad ugu hormarsan Isboortiga,waxa kaloo lagu xusuustaa in ay ka soo qeyb galeen Halyeeyo [...]
Posted in Sports | Read More »
SPORTS/HOBYONET)The South Africa-based aid agency Gift of the Givers who has been waging life-saving humanitarian campaign in Somalia for the past two years has now established its own branch that is in charge of fostering sport for peace programs in a bid to ‘sweeten’ life for Somali children and teenagers through sport to make [...]
Posted in News,Sports | Read More »
Sports-hobyonet)Tababaraha kooxda DBG Macalin Ajeeloow ayaa sheegay in xili ciyaareedka socda ay ku guuleysan doonaan horyaalka heerka sadexaad ee dalka,markii guul weyn ka gaareen kulankii 2-aad ee wareega 2-aad ee horyaalka oo Muqdisho ka soconaya. Tababare Ajeeloow ayaa iiga waramey kulan xiiso badnaa oo kooxdiisa 4-2 uga badisey kooxda Gasco,taasi oo ay ku xaqiijiyen inay weli [...]
Posted in News,Sports,Wararka Maanta | Read More »