Daawo sawirada u wariye amin caamir ku cabiray siyaasada maanta ee somalia
Farshaxamiistaha weyn ee soomaaliyeed Amin Caamir Maxamed ayaa siyaasadii ugu danbeeysey ee dalka iyo arimaha Madaxweynaha somaliya, Gudoomiyaha baarlamaanka iyo reysulwasaare farmaajo ka sameeyey sawiro aad u yaab badan oo soo jiitey dadka iyagu wax ku garta qeybta sawirka ama farshaxnka waxaana sidoo kale ku jira dadka ku howlan arimaha soomaliya shaqsiyaad ama dowlado Daawo9 [...]

