Home » Wararka GalMudug You are browsing entries filed in “Wararka GalMudug”

(Sawiro)Suldaan C.laahi Suldaan C/raxmaan Oo Loo Caleemo Saaray Suldaanka Beesha Qubeys

Deganka Bacaadweyne Waxa Gaaray Masuulyiin ka Tirsan Dowlad Gobaledka Galmdug Ex Madaxweynihii hore ee Galmudug Kana Mid ah Siyaasiyiinta Galmudug Maxamed Ahmed Caalin ;Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Barlmaanka Galmudug Xareed cali Xareed iyo Sidoo Kale Qaar ka Mida Golaha WASIIRDA Galmudug Markii ay Gaareen Wafdiga Galmudug Deganka Bacaadweyne Waxa Halkaasi ku Soo Dhaweeyay Boqolaal […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Soo Xulista Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo Oo Bilaabatay

Munaasabada lagu soo xulayay Golaha degaanka dagamada Gaalkacyo kaaga mid Noqonaya Xafadda wadajiir ee Magaalada Gaalkacyo oo Garayay ilaa 6xibnood ayaa waxaay ka dhacaday xaruunta Madaxtooyada ayadoona ay Goob joog ahayeen masuuliyiinta maamulka gobolka mudug xubno ka tirsan wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose.Ee Dowlad goboleedka Galmudug Doorashada oo Ahayd mid aan Horay uga dhicin […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Golis Telcom Oo Adeegyo Cusub Soo Bandhigtay(Sawirro)

Shirkadda Isgaarsiinta Golis Telecom Ayaa Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay waa Ay Ku Qabatay Magaalada Gaalkacyo Hotelka Emassy Waxana Shirkaddu ay Soo andhigtay Adeegyo Cusub Oo ay Macaamiisha shirkadaas Aad ugu Faa’ideysan Karaan Waxaana Loogu Magac Daray Adeegaas Mahiigaan 2016 Sidoo Kale Shirkadda Waxa ay Bixisay Hadiyado Muhiim ah Oo isugu Jirtay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Safarkeygii Hobyo Iyo Waayihii Socodkeyga (Qalinkii C.naasir xirsi Iidle)

Waxaan socdaalkayga oo ku saabsanaa u kuurgelida xaaladda Nololeed, Waxbarasho. Caafimaad, Biyo, Deeganno badan oo hoostaga Degmada Hobyo ka bilaabay Magaalada Gaalkacyo  ee Xarunta Gonolka  Mudug anigoo maraya dhinaca Dhulka, safar qaatay ka badan 15 maalmood oo ka badan1000KM waxaan ku gaaray Deegaanada  Xaaro, Ceel-Dibir, Af-Guduudle, Bajeela, Wisil, Jiray, Biyamaal, Xera-Dhagaxley, Cadad-lowlow, Hobyo, Lebed, Bud-bud, Laasa-cayr iyo […]

Posted in Aragtida,News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Xildhibaan Kairsanaa Baarlamaanka Galmudug Oo Ku Geeriyooday Muqdisho

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Bille Maxamuud oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Xalay Ku Geeriyooday Weerarkii Xeebta Liido Ay ku qaadeen Kooxo katirsa Alshabaab Maamulka Galmudug  ayaa tacsi u diray dhamaan Ehelada, qaraabada iyo Baarlamaanka Galmudug geeridii ku timid Xildhibaan Bile iyagoo Uduceeyay Marxuumka Gudoomiyaha Baarlamaanka Madaxweynaha Madaxweyna Kuxigeenka Iyo […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Sawiro)Munaasabad Lagu Xusey Maalinta Qorista Afka Soomaliga Oo Gaalkacyo Ka Dhacday

Munaasabad lagu maamusayay 43 guurada kasoo wareegtay maalinta qorista afka soomaaliga oo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan Golaha wasiirada Galmudug Aqoonyahano waalidiin iyo qaar ka mida ardayda wax ka barata dugsiyada waxbarashada ee ku yaala magaalada Galkacyo ayaa maanata lagu qabtay Hoteelka Empassy ee magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug   Munaasabada xuska […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Daawo)Wasaarada Amniga Galmudug Oo La Wareegtay Ciidan Iyo Gaadiid Dagaal

Wasiiru dowlaha wasaarada Amniga Dowlad Gobaleedka Galmuudg Iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa waxa ay kormeer ku tageen deegaano hoostaga dagmooyinka xaradhere iyo Hobyo ee Gobalka mudug halkaasi oo dhawaan uu dagaal ku dhaxmaray dad xoolo dhaqataa iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab   Wafdiga uu hogaaminayay wasiiru dowlaha wasaarada Amniga Galmudug Nuur Ibraahin Cismaan oo […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo Kulan Magaalada Nairobi Kula Yeeshay Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanka Dalka Kenya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta Kulan Qado ah Magaalada Nairobi Kula Yeeshay Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanka Dalka Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale  Waxana Kulankan Lagu Soo hadal Qaaday Arimo Farabadan oo ay ka Mid  Tahay  Horumarka ka Soconaya Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Sidoo Kale  horumarada ay hiigsanayso dowlada Galmudug  Madaxweynaha Dowalda Galmudug mudane Cabdi […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Sawiro+Warbixin)in kabadan 24Shaqaale Ajaanib Ah Oo Gacanta Ugu Jira Koox burcadbadeed Soomaali Ah Ayna Haysato Xaalad Bini,aadamtinimo tii ugu darnayd

Muwaadiniin u Kala Dhashay Wadamada Chaina,Philipin,Indunesia,Vidnam Iyo Cambodia Ayaa Gacanta Ugu Jira Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida Kuwaa Oo Ku Afduuban Miyiga gobalka Mudug , Waxaana Hada Haysta Xaalad Bini,aadamnimo Oo La xariirta Dhanka Caafimaadkooda oo Liita Iyo Walwal Ay Sheegen In uu ka Wajahayo Dhanka kooxda burcada Ah Ee ay gacanta ugu jiraan, Waxayna Kooxdan Haysata […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Sawiro+Cod) Hay,adda ICRC Oo Deeq Gaarsiisay Barakacayaasha Ku jira Qaar Ka Mida Kaamamka Gaalkacyo

  Hay’adda Caalamiga Ah Ee Laanqeyrta Cas (ICRC) Ayaa Dad Barakacayaal Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Gaalkacyo Waxa Ay Gaarsiiyeen Deeq Isugu jirta Raashin Dhowrnooc ah, Bacda Roobka Iyo Agab Kale.   Kaamamka ay ku noolyihiin Dadkaan Soo Barakacay ayey Hay’addu Ugu Geysay Deeqdaan iyadoo Si Toos ah Loogu Qeybiyey Raashinka Iyo Agabka Kale […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »