HobyoNet.Com » Wararka GalMudug

Saraakiil Kasocota Hay’adda Shaqaalaha Aduunka Ee International Labour Organization Iyo Madaxweynaha Galmudug Qaybdiid Oo Kulan Kuyeeshay Gaalkacyo
Saraakiil kasocota Hayada shaqaalaha aduunka ee looyaqaano International Labour organization (ILO) ayaa maanta madaxtoodaya Galmudug kula kulmay madaxweynaha Dawlada Galmudug iyo qaar kamid ah Golaha wasiirada

Kulankaas oo lagu falaaqeeyey sida hey’ada ILO, ayadoo lashaqeeyneysa mamulka deeganka ay u abuuri laheeyd shaqooyin  ka noqon karta hormarinta noloosha dadka deegaanka. Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanaya Hay’adda shaqaalaha Adduunka (ILO), Hay’adda Cunnada Adduunka (FAO) iyo Terre Solidali(TS), ayagoo maal galin ka helay Midowga yurub(European Union).

ILO ayaa sanadkaan waxay ka bilaabaysa maashaariic hormarineed oo lagu dayactirayo waddooyin ku yaal magaalada gaalkacyo, dhinaceeda Koonfur ee uu ka arrimayo maamulka galmudug.

Waddooyinkaan ayaa waxay yihiin halbowlayaasha dhaqaale ee isku xira Magaalada Galkaio iyo ganacsigeeda. Sidoo kale, waxay ILO caawin doonta Degmada Galkaio (dhinaceeda Koonfureed) dhismayaal Suuq oo hooy u noqon doona Xirfadlayaasha Magaala oo aan haysan Baro lagu yaqaan. ILO ayaa waxay ka qayb qaadanaysaa hormarinta tayada shaqaalaha degmada ayadoo xooga saaraysa waaxyaha hawlaha guud iyo soo iibista (Procurement Unit)

Dhinaca kale, hay’adda ILO ee qaramada midoobay waxay lashaqayn doonta Ganacsata ayadoo kala shaqayn doonta samaynta iskaashatooyin iyo golayaal ka qayb qaata hormarinta dhaqaalaha maxiliga.

Dowladda Hoose Ee Galmudug Oo Qalab Kala Wareegtay Saraakiil Kaosocotay Hay’adda ILO
Ururka caalamiga ee udooda xuquuqda shaqada iyo shaqaalaha ee international labour organization ayaa maantay qalab ku wareejisay duq dagmada gaalkacyo ee maamulka galmduug

Qalabka lagu wareejiyay dowladda hoose ee degmada gaalkacyo ee galmduug ayaa waxa ay ka koobnayd 2 computer oo lab toob ah hal printer kaamarad borjectar iyo miisas iyo kuraas

Duqa dagmada gaalakcyo ee galmudug bile bashiir caynab aya kamahad celiyay agabkaan lagu wareejiyey wuxuu sidookale uu baaq udiray hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala gobalka mduug in ay dowladda hoose ay ka caawiyaan qalab xafiiseed

ILO oo laga soo gaabiyey international labour organization ayaa mashaariic hour arinayd ka wada gobalka mdug iyadoo ay hada galkacyo kabilowday dhismaha suqyo loogu talagalay in ay ku ganacsadaan ganacsatada yar ayr ee banaanada suuqyada galkacyo la fadhiya alaabahooda

Wararkii U Denbeeyay ee Ajaanib Burcadbadeeda Soomaliya Madaxfurasho Ka Qaadatay
Warar goor dhow naga Soo gaaraya Deegaano ku Dhow Dhow Degmada Hobyo ayaa Sheegaya in lix nin oo u Kala Dhashay Wadamada Denmarka iyo filipin la Siidaayay  kuwaa oo Koox burcadbadeed Soomali ah  Madaxfurasho ka qaateen ayna hada dooni yar ka Qaaday Xeebta u dhexeysa deegaanka Xundule iyo Hobyo waxaana Wararku sheegayaan in ay doontaasi ugayndonto Markab dagaal oo taagan Xeebta Deegaankasi.

Kooxda Burcadbadeeda ayaa galinkii Hore ee Maanta Diyarad airkobtar ah u soo Tuurtay Lagac madaxfurasho ah oo la Sheegay in ay gaarayso 7milyan Oo doolar  meel Miyi ah oo  Degmada hobyo kaga Beegan  Dhanka Galbeed una Jirta Qiyaastii 64KM waxaana wararku intaa ku Darayaan in ay jirto Xiisad u dhaxeysa kooxdii Burcadbadeeda Ahayd ee Lacagta ka qaadatay Muwaadininta ay Siidaayen kadib Markii uu soo kala Dhex galay Qilaaf Habka wax qaybsiga ah.

Wararka ayaa Sheegaya in Sababta Keentay in ay Gacanta Burcada ku jiraan ragan Kadib marka ay qaateen madax furashada ay tahay burcadbadeeda Oo  Shuruud ku Xirtay Shirkad ka Qayb qaadatay Siidaynta Ragan iyo heshiis Shexmary iyaga iyo loyaro u Dhashay Wadanka Denmarka waxaa Sidoo kale Siidaynta Ragani Shaaciyay Dowlada Denmarka.

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Burcadbadeed Soomali Ah Oo Maanta Sii Daysay Ajaanib Mudo u Afduubnaa(Warbixin)
Waxaa Maanta dib Xoriyadoodii u Helay lix nin Oo u kala Dhashay Wadamada Demark Iyo Filipin oo Kooxaha Burcadbadeeda Soomaliya Afduub u Haysteen Mudo labo Sano iyo 5 Bilood Ah Kadib markii ay Ka qaateen Lacag Madaxfurasho ah oo  sida La Sheegay Gaaraysa  7Milyan oo doolarka Maraykanka iyadoo 2ka Mida ragan ay u Dhasheen Wadanka Denmarka Halka 4ta Kalena ay ahayeen Muwadiniin u Dhalatay dalka Filipin iyadoo kuu ka mid ahaa Kabtankii Markabka oo Lagu Magacaabi Jiray (EDDY LOPAZ)  waxayna burcadabadeedu Ragan Soo Qafaalatay 12/Jan.2011.

Wararka ayaa Sheegaya in  Dagaal oo laga leeyahay Wadanka Denmark uu Maanta Xeebaha ku Dhow Hobyo uu Ka qaaday Lixdan muwaadin ee u Kala Dhashay Denmark iyo Filipin iyadoo Sida uu goob jooge ku Sugnaa Halkaasi u Xaqiijiyay Hobyonet.com ay markii Hore Ka soo Duushay Markabka diyaarad Siday Lacagta Madaxfurashada Ah taa Oo kooxda burcadaa ugu tuurtay Xeebta.

Balse Warar is qilaafsan Oo Soo Baxaya ayaa Sheegaya in diyaarad Nooca Arikobtarka ah u soo tuurtay Burcadbadeda Meel Miyi ah oo U dhow Degmada Hobyo.

Wararka Ayaa Intaa Ku Daraya In lixdan nin ee maanta burcadu  Siidaysay qaarkood Xaaladooda Caafimaad Liidatay Kadib Markii Mudadii  ay afduubnayen la Soo Daristay xaalad Caafimaad daro Maadama kooxda Burcadaa ay Ku hayeen Dhul miyi Ah  waxayna ragan burcadu ka Soo qafaasheen biyaha Caalamiga ah ee Badweynta Hindiya Xiligaa oo ay Wateen Markab Lagu Magacaabi Jiray (MV.LEOPARD)  kaa oo ahaa Kuwa Xamuulka Qaada kaa oo markii denbe halaabay rasaas ay ku fureen Burcadbadeeda waxayna kadib la Soo dageen lixdan Nin.

Kooxaha burcadbadeeda Soomaliya ayaa Sanooyinkii u denbeeyay waxaa yaraaday Weeraradii ay ku hayeen Maraakiibta ku goosha  Biyaha Caalamiga ah iyo kuwa u dhow xeebaha Soomaliya Kadib markii ay dagaal xoogan La galeen Isbahiga NATO  oo iyagu hada  ay maraakiib Dagaal oo Farabadan Ka Joogaan Xeebaha Soomaliya.

WARARKA UGU DENBEEYA EE KU SAABSAN SIIDAYNTA AJAANIBTA BURCADU HAYSATAY  GOORDHOW LAGA FILO INSHA ALAAH

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Godoomiyaha Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye Oo Edeyn U Jeediyay Dowlada FD Soomaliya
Gudoomiyaha golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Muqdisho Maxamed Xasan Xaad oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay ka gaabisay hawlihii loo igmaday,wuxuuna si gaar ah farta ugu goday in dowladu ay ka gaabisay doorkii ay ku lahayd dhisida maamulada uu dalku yeelanayo

Maxamed Xasan Xaad ayaa si kulul u dhaliilay dowlada,wuxuuna tibaaxay in kaalinteedii ay gabtay isla markaane ay indhaha ka daawaneyso waxa dalka ka socda sida uu hadalka u dhigay,wuxuuna ku daray in go’aankii laga sugayey in ay ka qaadato dowlada shirka Kismaayo ineysan kasoo dhalaalin.

Gudoomiyaha golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Muqdisho Maxamed Xasan Xaad ayaa dowlada Kenya ka dalbaday iney faraha kala baxdo arimaha maamul u samaynta gobolada dalka Soomaaliya,wuxuuna ka codsaday madaxweynaha cusub ee dalkaas inuu dhowro wanaagsa dhexyaal labada dal iyo deris wanaaga.

“waxaa cad in dowlada Kenya ay u hanqal taageyso iney saameyn weyn ku yeelato maamulada gobolada Koonfureed ee Soomaaliya,taasine maaha mid ay aqbali karaan shacabka Soomaaliyeed,waa in dowlada Kenya ay qadarisaa deris wanaaga labada dal,farahane kala baxdaa arimaha maamul u samaynta Jubooyinka” ayuu yiri Maxamed Xasan Xaad.

XIGASHO:RBC Radio

. TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Galkacyo Radio Qarandoon Oo Si Toosa Hawada u soo Galay
Waxaa Si toosa u bilaabay Barnaamijyadii iyo Wararkii Idaacada Qarandoon Radio oo Dhawaan Laga furay Magaalada Galkacyo Galmudug waxaana Idaacadan Laga Dhagaysankaraa Ilaa 90KM oo Ku xeeran Gobalada Mudug,Galgaduud iyo Qaybo Ka Mida Gobalka Nugaal.

Radio Qarandoon Oo ah Idaacada ugu Baaxada weyn Deegaanada Galmudug marka loo eego deegaanada laga Dhagaysto ayaa hada waxay Hada bilowday barnaamijyada Arimaha bulshada Sida ,Waxbarashada,Caafimaadka,Ganacsiga ,Kulanka bulshada.iyo iyo Barnaamijyo kale oo Ku Saabsan  Horumarinta Dalka iyo dadka waxay Idaacadu Sidoo Kale bulshada u soo gudbin doontaa Warar Xaqiiqda ku Salaysan.

Qarandoon radio waa Idaacad Madax banana oo ku shaqayn doonta RabitaankaShacabka iyadoo ay Idaacadan ay fureen Ganacsato reer Galmudug ah kuwaa oo u is taagay in ay Bulshada Galmudug u suura galiyaan Yagleelida Idaacad 4aad oo ka howlgasha Deegaanada Galmudug .

Furitaanka Idaacada Qarandoon ayaa ku soo aaadaya Xili K/magaalada Galkacyo ay Ka howlgalaan ilaa sadex idaacadood halka Idaacadana ay ku noqonayso Midii 4aad.

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sh.Iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid Oo Kulan ku yeeshay Muqdisho(Sawiro)
Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan ku wada qaatay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Galmudug Jen.Cabdi Xasan Cawaale qaybdiid iyo Madaxwynaha  DF Soomaliya Pro:Xasan Shekh Max’ud waxaana kulan ka Qayb Galay Wasiirka Arimaha gudaha Soomaliya C/kariin Xuseen,Xildhibaano Iyo Xubno kale oo Ka tirsan Dowlada FD Soomaliya.

Kulanka oo looga wada Hadlay Wada shaqaynta Dowlada FD Soomaliya Iyo Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxay dowlada FD somaliya Sheegtay in Maamulka Galmudug looga Baahanyahay in ay Gaarsiiso Maamulka Dhamaan gobalada Dhexe ee dalka isagoo Madaxweyne Xasan Shekh Sheegay in Galmudug tahay Maamul horay loo aqoonsaday aysanan jirin Qorshe hada Lagu aqoonsanayo Balse uu Xil ka Saaranyahay Sidii ay maamulka Ugu baahin Lahayd Dhamaan gobalada Dhexe Galmudugn ay Sameeyaan awood qaybsi ku aadan dhamaan dadka ku abtirsada gobalada dhexe.

Dhanka kale kulanka ka dib waxaa heshiis Wada Saxiixday Labada Madaxweyne ee Soomaliya iyo Galmudug iyagoo ku hesgiiyay Sida wararku sheegayaan in ay laga Wada Shaqeeyo amaanka,Sifaynta burcadbadeeda iyo horumarinta Dalka Galmudugna ay u Madaxbanantahay Qayraadkeeda.

Si kastaba  Wafdiga Madaxweynaha Galmudug ayaa baryihii u denbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho iyadoo Shacabka Galmudug ay ka Dhur sugayeen Waxa ka Soo baxa kulanka ay Wafdiga Galmudug la lahayeen Madaxda DF Soomaliya,Waxgaradka Galmudug ee Muqdisho,Siyaasiyinta iyo Qaybaha kala Duwan ee shacabka Galmudug eek u Sugan Muqdisho.

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Buliiska Galmudug Oo Xir xiray Qaar Ka mida Ganacsatada Galkacyo
Taliska Qaybta Buliiska Galmudug ayaa Maanta Xir xiray dad Iskugu jira Haween iyo Rag oo Sida La sheegay is hortaag Ku sameeyay Howlaha Canshuur Qaadista ah ee Ka Soconaya Degmada Galkacyo.

Taliyaha Qaybta Buliiska Galmudug Max’ed Nuur Cali Gadaar oo Warbaahinta La hadlay ayaa sheegay in dadkan loo Soo Xi xiray Kadib Markii ay Sameeyen Fal Qas ah ayna Isku dayeen in ay Carqaladeyan howsha Canshuur ariirinta Taliyaha ayaa sheegay in Hada lagu xiray Saldhiga Degmada Lana horkeeni doono Maxkamad ayuu yiri Max’ed Nuur Cali Gadaar taliyaha Qaybta buliiska Galkacyo.

Dhanka kale waxaa Si habsami leh u socda howlihii Canshuur Qaadista ee horay Uga bilowday degmada Galkacyo iyadoo ay dadweynaha qaar soo Dhaweeyeen Daqli aruurinta laga wado degmada Galkacyo qaar ka mida ehelada dadkii manta La xiray ayaa sheegay in lagu Xiray Sharcidaro Maadama aysan qasab ahayn in Qof waliba Canshuur laga qaado waa sidii Hadalka u dhigay.

Mahan Markii ugu horaysay ee fal is hortaaga lagu sameeyo howlaha Canshuur Qaadista ah iyadoo 09/04/2013 ay Is rasaasayn dad ku dhaawacmeen dhexmartay Ciidanka buliiska Galmudug iyo Maleeshiyo ka soo horjeeday Qaadista Canshuurta taa oo markii denbe la xaliyay.

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Maamulka Degmada Hobyo Oo Sheegay in ay Si Habsami leh u Socdaan howlaha Canshuur Aruurinta
Degmada Hobyo ee Xarunta Gobalka Hobyo ayaa waxaa ka soconaya Qaadista Canshuurta Dowlada Hoose iyadoo ay Si wada jira u wadaan howshaa Maamulka Degmada Hobyo ee Galmudug oo kaa Shanaya Taliska Ciidanka Buliiska Degmada.

Howlaha Canshuur aruurinta ayaa ka bilowday Degmada Hobyo iyadoo sidoo kalena laga bilaabayo Dhamaan deegaanada Hoostaga Gobalka Hobyo sida uu Hobyonet.com u sheegay Duqa Degmada Hobyo ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Max’ud Max’ed Cawaale wuxuuna Sheegay in ay si nabad ah u socdaan qorshaha Daqli aruunta isla markaana ay Wadi doonaan wuxuuna inta ku daray in ay Dowlada hoose wado Nidaam lagu Diiwaan Galinayo Guryaha iyo hubinta Docmintiyada Lahanshaha Dhulka isagoo shacabka Galmudug ka Codsaday In ay la shaqeeyaan Maamulka si loo helo Kala debeyn iyo in ay Soo noqoto bilicda Magaalada.

Qorsha qaadista canshuurta ayaa horay uga bilowday Degmada Galkacyo iyadoo ay ilaa iyo hada socoto howsha Daqli aruurinta waxaana Sidoo kale uu Maamulka Galmudug Ka bilaabay Degmada Galkacyo Xaraynta Ciidanka kuwaa oo Tababar looga furay Xeryo looga Sameeyay duleedka iyo Degmooyinka ku Dhow dhow Magaalada Galkacyo.

Waa Marki ugu Horaysay ee Si toosa Canshuur qaadis uu maamulka Galmudug uga Bilaabo Degmada Hobyo inkastoo ay jireen daqli aruun mudo kooban ay ka sameeyeen Xukuumadihii ka horeeyay tan uu hada Madaxweynaha Ka yahay Jen.Cabdi xasan Cawaale Qaybdiid oo ah Xukuumadii ugu horaysay ee Hirgalisa nidaamka Samaynta Golaha Deegaanka kuwaa oo Iyagu Doortay Gudoomiyayaasha Degmooyinka, waxaana Talaabada canshuur aruurinta Soo Dhaweeyay Dhamaan Shacabka Galmudug.

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Saxafiyiinta Galmudug Oo Siminaar Ugu Soo Xirmay Galkacyo(Sawiro)
Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa Tababar kor loogu Qaadayay Aqoonta Saxaafada loogu Soo Xiray Ku dhawaad 40 Saxafi Oo Ka Howlgala Deegaanada Galmudug Waxaana Mudadii Uu Socday Siminaarku Suxufiyiinta ay Qaateen Casharo ku aadan horumarinta Tayada Saxaafada iyo Sidii ay Suxufiyiintu uga Qayb Qaadan Lahayeen Nabadaynta Dalka.

Siminaarka oo Lagu Qabtay Hotelka J.Dharas ee Magaalada Galkacyo ayaa waxaa Suxufiyiinta U qabatay Ururka MPHDO  wuxuuna aqoon iswaydarsigan uu Socday Mudo Labo maalmood ah ayaa Maanta Soo Gaban gaboobay Iyadoo Suxufiyiinta Maanta La gudoonsiyay Shahaadoyin  waxaana Si weyn u soo dhaweeyay Tababarka u soo Xirmay Suxufiyiinta  Qaar Ka Mida Wariyayaashii Ka qayb galay Siminaarka waxaana Ka mid ahaa suxufiyiintii Ka Hadashay aragtida Ku aadan Siminaarka Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Galmudug Axmed C/laahi Cali Taakilo wuxuuna Sheegay in uu Ku faraxsanyahay isku Imaatinka iyo aqoon kororsiga Suxufiyiinta Gobalka loo qabtay wuxuuna amaanay Madaxda Ururka MPHDO.

Dhanka kale waxaa Amaan u soo jeediyay Suxufiyiintii Ka qayb gashay Siminaarka Madaxa Ururka MPHDO Abuukaate Cumar Sh.Cali isagoo yilmaamay in ay yihiin Suxufiyiin U jajaban aqoon kororsi lehna firfirconi wuxuuna Kula Dar daarmay in ay Wadaan adeega bulshada ay u hayaan.

Waa Markii Labaad ee ay Siminaar Caynkan oo Kale u Qabato Qaar Ka Mida Suxufiyiinta Gobalka Ururka MPHDO iyadoo Sanadii 2008 uqabatay Qar ka kida Suxufiyiinta Galmudug Tababar ku Saabsan Kobcinta Tayada Suxufiyiinta.

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333