Home » Wararka GalMudug You are browsing entries filed in “Wararka GalMudug”

(Daawo+Muqaal)Xafladii Caleemo Saarka Suldaan Cabdulaahi Gacmodheere Magaalada Gaalkacyo

Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin Ka tirsan Galmudug ,Culimaa,udiin,Qaar ka Mida Odayaasha Dhaqanka ,Dhalinyaro, Haween Iyo  Fanaanada Caanka Ah Fartuun Axmed Sahal (Fartuun Birimo). Intii Ay Socotay Xafladu Ayaa waxaa Madasha Laga Soo Jeediyay Qudbado Kale Duwan Oo dhamaan tood ku Aadanaa Dardaaran Loo Jeedinayay Suldaanka Cusub Ee […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Dageyso)Qudbadihii Laga Jeediyay Xafladii Caleemosaarka Suldaan C.laahi Siciid Gacmodheere Ee Gaalkacyo

Munaasabad Ka dhacday Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Gobalka Mudug  Waxaa  Suldaan Cusub Ku doortay  Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake.. Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin Ka tirsan Galmudug ,Culimaa,udiin,Qaar ka Mida Odayaasha Dhaqanka ,Dhalinyaro, Haween Iyo  Fanaanada Caanka Ah Fartuun Axmed Sahal (Fartuun Birimo). Intii Ay Socotay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Sawiro)Xafladii Caleemo Saarka Suldaan Cabdulaahi Siciid Gacmodheer Ee Gaalkacyo Galmudug

Munaasabad Ka dhacday Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Gobalka Mudug Waxaa Suldaan Cusub Ku doortay Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake.. Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin Ka tirsan Galmudug ,Culimaa,udiin,Qaar ka Mida Odayaasha Dhaqanka ,Dhalinyaro, Haween Iyo Fanaanada Caanka Ah Fartuun Axmed Sahal (Fartuun Birimo). Intii Ay Socotay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Dhageyso):-Xildhibaanada Galmudug Hadaan Raashinka Gar Gaarka Ah Loo Qaybin Shacabka Talaaban Ka Qaadi Doona Xukuumada

Qaar Ka Mida Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa ka Hadlay Arinta La Xariirta Hanaanka Loo Qaybinayo Raashinka Mucaawinadaa Ee Loogu Deeqay Galmudug Kaa Oo ilaa Iyo Hada Ku Jira Bakhaaro Ku yaala Deegaanada Galmudug Mudo Dheer. Xildhibaan Cabdi Sugule Guuleed Oo Wareysi Siiyay Hobyonet.com Iyo Codkamudug Radio ayaa Si Kulul Uga hadlay Arimahaasi,wuxuuna Xusay Hadaan Si […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(dhageyso)Suldaan C.naasir Jaamac Seed Oo Si layaab leh uga hadlay heshiiskii Gaalkacyo

Suldaan C/naasir Jaamac Seed Oo ka Mida Waxgaradka Gobalka Mudug Gaar ahaan Galmudug ayaa wareysi uu Siiyay Idaacada Codaka Mudug Gaalkacyo wuxuu Si Qodo dheer uga hadlay waxyaabihii ka soo Baxay Shirkii Gaalkacyo ugu soo idlaaday Masuuliyinta Maamulada Galmudug Iyo Puntland. Suldaanka ayaa Sheegay in aysan Jirin wali wax heshiis rasmi ah oo la Gaaray […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

AKHRISO: War Mutiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Dib U heshiineed Ee Galmudug Iyo Puntland

Kadib shir muddo 5 barri ah uga socday Maamulada Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo, loogana hadlayay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed ee ka jira degaanada dhul daaqsimeedka baadiyaha iyo waliba in xal loo helo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaladii horey magaalada uga dhacay. Waxaana lagu heshiiyey qodobada soo socda:- 1- In laga hortago wixii keeni […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Madaxweyne Xaaf Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Eedeymaha Ahlusunna Ee Dagaalkii Xeraale

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle ayaa sheegay in maamulka Ahlsuunna laga doonaayo in ay soo raacaan maamulka Galmudug,maadaama uu sheegay in dhibaato culus ay heysato dadka kunool degaanada maamulkaasi ay gacanta ku hayaan. Waxaa uu sidoo kale sheegay Madaxweynaha Galmudug in Ahlusunna ay yihiin dad culimo ah ,islamarkaana laga doonaayo  in dadka ay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Dhageyso)Qoys Reer Miyi Ah Oo Lagu Weeraray Deegaanka Raamaale ee Bariga Gobalka Mudug.

  Waxaa Xili Hameena Weerar ay Koox Hubeysan Ku qaadeen Qoys Reer Miyi Ah Oo Degenaa Deegaan Ku dhow Deegaanada Godad Iyo Gacmo Fale…waxaana Halkaa Horey Uga dhacay Falal Dilal Iyo weeraro Ah iyadoo ay Ood wadaag ka yihiin Xoolo Dhaqatada Galmudug Iyo Puntland.. Xasan cali  oo aan qadka taleefanka kula xariirnay asagoo ku sugan […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

AKHRISO: Galmudug oo War kasoo saartay dilka Gudoomiyihii Galgaduud

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay dilkii Xalay Magaalada Muqdisho loogu geystay Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud ee Galmudug. War kasoo baxay ayaa sidaan u qornaa: Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun, Madaxweynaha  Dowlada  Goboleedka  Galmudug, Madxweyne kuxigeenka Galmudug iyo  labada gole ee dowlad goboleedka Galmudug ,  waxay  tacsi tiiraanya leh u dirayaan   qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Dadka Kenya Oo Walaac Ka Muujiyay Weeraro Dhici Kara Waqtiga Doorashada Iyo Al Shabaab Oo War Kasoo Saartay

Guud ahaan shacabka dalka Kenya ayaa muujinaya walaac la xiriira ammaanka xilliga ay dhaceyso Doorashada guud ee dalka Kenya, taasi oo ay ka harsan tahay maalmo kooban. Degmada kaamakuji oo xaafada Islii ay ka tirsan tahay ayaa ka mid ah meelaha dadka ay hadal hayaan sida uu xaalka noqon karo inta lagu guda jiro Doorashada […]

Posted in Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »