Home » Wararka Maanta You are browsing entries filed in “Wararka Maanta”

Saraakiil Kasocota Hay’adda Shaqaalaha Aduunka Ee International Labour Organization Iyo Madaxweynaha Galmudug Qaybdiid Oo Kulan Kuyeeshay Gaalkacyo

Saraakiil kasocota Hayada shaqaalaha aduunka ee looyaqaano International Labour organization (ILO) ayaa maanta madaxtoodaya Galmudug kula kulmay madaxweynaha Dawlada Galmudug iyo qaar kamid ah Golaha wasiirada Kulankaas oo lagu falaaqeeyey sida hey’ada ILO, ayadoo lashaqeeyneysa mamulka deeganka ay u abuuri laheeyd shaqooyin  ka noqon karta hormarinta noloosha dadka deegaanka. Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanaya Hay’adda [...]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Baarlamaanka Oo Ansixiyey Qodobo Lahorkeenay Kadib Kulan Ay Yeesheen

  Xildhibaanada golaha baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta baarlamaanka waxa ay dood dheer kaddib ku  ansixiyey  ajandayaashii ay ka doodeen oo kala ahaa ka mid noqoshada baarlamaanada caalamka iyo miisaaniyad sanadeed ay kal hore soo gudbisay wasaaradda maaliyadda. Xoghayaha Gudiga Maaliyadda ee baarlammaanka fedralka ah ee Soomaaliya xildhibaan Cismaan [...]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Oo gaaray Degmada Cabudwaaq

Cutub ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, oo maanta ka amambabaxay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Maamulka Cabudwaaq iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, oo soo dhoweeyey ciidamadaan, ayaa sheegay in Cabudwaaq ay nasiib u heshay in markii ugu horreysay ciidamada tababaran oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ay [...]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Dowladda Hoose Ee Galmudug Oo Qalab Kala Wareegtay Saraakiil Kaosocotay Hay’adda ILO

Ururka caalamiga ee udooda xuquuqda shaqada iyo shaqaalaha ee international labour organization ayaa maantay qalab ku wareejisay duq dagmada gaalkacyo ee maamulka galmduug Qalabka lagu wareejiyay dowladda hoose ee degmada gaalkacyo ee galmduug ayaa waxa ay ka koobnayd 2 computer oo lab toob ah hal printer kaamarad borjectar iyo miisas iyo kuraas Duqa dagmada gaalakcyo [...]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Shirkii Soomaalida Ee London Oo Furmay Iyo Raysul Wasaare Cameron Oo Furay

Raysul wasaaraha Britian David Cameron ayaa furay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ee London. David Cameron wuxuu sheegay in beesha caalamka ay ka caawin doonto dowladda Soomaaliya sidii ay dalkeeda u dhisi lahayd. Cameron wuxuu rajo ka muujiyay in Soomaaliya ay guuleysan doonto. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalka qaatay, wuxuuna uga mahadceliyay dowladda [...]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Banaanbax Kadhacay Muqdisho Iyo Raysul Wasaaraha Xukumadda Oo Kaqaybgalay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka bilawday bannaanbax lagu taageerayo shirka Soomaalida ee saaka ka furmaya magaalada London ee wadanka Ingiriiska. Bannaanbaxan oo ay qabanqaabisay Raysul wasaaraha dawlada iyo masuuliyiinta Maamulka Gobalka Banaadir qaybaha bulshada iyadoo dadkuna ay kusoo bandhigayaan sida ay utaageersanyihiin shirka london ee Dowladda soomaaliya lagu taageerayo   Bannaanbaxa ayaa dhacaya iyadoo magaalada [...]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Qaraxyo Lagu Weeraray Saldhiga Miir Ee Waqooyiga Gaalkacyo

  Saldhiga miir oo ku yaal Xaafada Horumar ee dhanka waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo sida slasheegay ahaa bam baanooyinka gacanta laga tuuro kuwaasi oo ahaa ilaa 2 qarax wararka ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhaawacmeen ilaa 5 askari oo uu kujiro taliye kuxigeenkii daldhiga halka qaarka kalana ay ahaayeen askartii saldhiga [...]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Udhoofay Lodon

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa kusii jeeda magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska si halkaasi ay uga qaybgalaan shirka 7-da bishan May ka furmayo Magaalada London . Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arimaha shirka London ka hor inta uusan ka ambabixin magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka London uu ka danbeeyey kadib markii beesha [...]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

DHAGAYSO:Afayeenka Puntland Shirka London Kama Qayb galayno waana Is afgaranwaayen Xasan Shekh iyo Faroole

  Maamulka La Magacbaxay Puntland ayaa shaaca Ka qaaday in aysan Ka qaybgaleen Shirka Lagu wado in lagu Qabto Magaalada london ee Dalka ingiriiska  uuna Fashil Ku Dhamaaday Kulankii Madaxweyne Xasan shikh iyo Faroole        HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA DHAGAYSO.AFAYENKA MAAMULKA PUNTLAND JOORE KALA XIRIIR                                 TAFAFTIRAHA WEBKA   CALI MAALIN NUUR WWW.HOBYONET.COM EMAILS [...]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Wararkii U Denbeeyay ee Ajaanib Burcadbadeeda Soomaliya Madaxfurasho Ka Qaadatay

  Warar goor dhow naga Soo gaaraya Deegaano ku Dhow Dhow Degmada Hobyo ayaa Sheegaya in lix nin oo u Kala Dhashay Wadamada Denmarka iyo filipin la Siidaayay  kuwaa oo Koox burcadbadeed Soomali ah  Madaxfurasho ka qaateen ayna hada dooni yar ka Qaaday Xeebta u dhexeysa deegaanka Xundule iyo Hobyo waxaana Wararku sheegayaan in ay [...]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »