HobyoNet.Com » Wararka Maanta

Saraakiil Kasocota Hay’adda Shaqaalaha Aduunka Ee International Labour Organization Iyo Madaxweynaha Galmudug Qaybdiid Oo Kulan Kuyeeshay Gaalkacyo
Saraakiil kasocota Hayada shaqaalaha aduunka ee looyaqaano International Labour organization (ILO) ayaa maanta madaxtoodaya Galmudug kula kulmay madaxweynaha Dawlada Galmudug iyo qaar kamid ah Golaha wasiirada

Kulankaas oo lagu falaaqeeyey sida hey’ada ILO, ayadoo lashaqeeyneysa mamulka deeganka ay u abuuri laheeyd shaqooyin  ka noqon karta hormarinta noloosha dadka deegaanka. Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanaya Hay’adda shaqaalaha Adduunka (ILO), Hay’adda Cunnada Adduunka (FAO) iyo Terre Solidali(TS), ayagoo maal galin ka helay Midowga yurub(European Union).

ILO ayaa sanadkaan waxay ka bilaabaysa maashaariic hormarineed oo lagu dayactirayo waddooyin ku yaal magaalada gaalkacyo, dhinaceeda Koonfur ee uu ka arrimayo maamulka galmudug.

Waddooyinkaan ayaa waxay yihiin halbowlayaasha dhaqaale ee isku xira Magaalada Galkaio iyo ganacsigeeda. Sidoo kale, waxay ILO caawin doonta Degmada Galkaio (dhinaceeda Koonfureed) dhismayaal Suuq oo hooy u noqon doona Xirfadlayaasha Magaala oo aan haysan Baro lagu yaqaan. ILO ayaa waxay ka qayb qaadanaysaa hormarinta tayada shaqaalaha degmada ayadoo xooga saaraysa waaxyaha hawlaha guud iyo soo iibista (Procurement Unit)

Dhinaca kale, hay’adda ILO ee qaramada midoobay waxay lashaqayn doonta Ganacsata ayadoo kala shaqayn doonta samaynta iskaashatooyin iyo golayaal ka qayb qaata hormarinta dhaqaalaha maxiliga.

Baarlamaanka Oo Ansixiyey Qodobo Lahorkeenay Kadib Kulan Ay Yeesheen
Xildhibaanada golaha baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta baarlamaanka waxa ay dood dheer kaddib ku  ansixiyey  ajandayaashii ay ka doodeen oo kala ahaa ka mid noqoshada baarlamaanada caalamka iyo miisaaniyad sanadeed ay kal hore soo gudbisay wasaaradda maaliyadda.

Xoghayaha Gudiga Maaliyadda ee baarlammaanka fedralka ah ee Soomaaliya xildhibaan Cismaan Xaaji Cali, ayaa ka hor inta aysan xildhibaanada ansixin miinaasiyaadda, waxa uu xildhibaanada  ka hor akhriyey xisaab xirka saddaxdii bil ee ugu dambeysay sanadkii tagay ee 2012da,  wuxuuna sheegay in ay jiraan dhaliillo ku aadan qaabka loo maareeyey miisaaniyaddaas, sidaa darteedna uu goluhu ka doonayo  Wasaaradda Maaliyadda inay keento caddaymo looga qanci karo oo ku aadan qaabka loo maamulay.

Wasiirka wasaaradda maalliyadda iyo qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya,  Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan oo kulanka ka qayb galay, ayaa waxa uu baarlammaanka ka hor-sheegay inay wasaaraddu dhawaan horkeeni doonto golaha baarlamaanka dhammaan heshiisyadii ay wasaaraddu la saxiixatay caalamka, ayna hawlaha wasaaradda u socdaan si wanaagsan.

Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa cod gacan taag ah waxa ay  ku ansixiyeen xeerka ka mid noqoshada baarlamaannada caalamka, kaas oo horay loogu qaybiyey qoraalkiisa.

Kulanka maanta oo ahaa kalfadhiga 2aa ee baarlammaanka, fadhigiisii 24aad uuna  shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa xildhibaannadu waxa ay xukuumadda kaga dalbadeen in ay soo gudbiso sharciyada laga sugayey.

Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Oo gaaray Degmada Cabudwaaq
Cutub ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, oo maanta ka amambabaxay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Maamulka Cabudwaaq iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, oo soo dhoweeyey ciidamadaan, ayaa sheegay in Cabudwaaq ay nasiib u heshay in markii ugu horreysay ciidamada tababaran oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ay gaaraan magaalada.

Abaanduulaha ciidamada Xoogga dalka Gen. C/risaaq Khaliif Cilmi, oo ciidamadaan markii ay ka ambabaxayeen Muqdisho la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in ujeedada ciidankaan ay u tagayaan gobolka Gal-gaduud ay tahay in ay ka qayb qaataan sugidda amniga iyo horumarinta is dhax-galka ciidamada qalabka sida si looga gudbo nidaamkii jabhadaha iyo qabiilka.

Gen. C/risaaq waxa uu sheegay in ciidankaan ay sidoo kale tababaro siin doonaan ciidamada kale ee ku sugan guud ahaan gobolada dhexe, si sare loogu qaado tayada ciidamada qaranka

Taliyaha cutubka ciidamada ee maanta gaaray Cabudwaaq, Col. Cali Cabdi Faarax, ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay noqdaan ciidankii ugu horreeyey oo qayb ka noqdo qorshaha dowladda ee is dhaxgalka ciidamada dalka.

Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq, Axmed Jaamac Dhiif oo hadal ka jeediyey munaasabad lugu soo dhaweynayey ciidanka ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin ciidankan, ayna waxweyn ka qaban doonaan tababarka ciidammada, ee dhinacayada kale duwan.

Dowladda Hoose Ee Galmudug Oo Qalab Kala Wareegtay Saraakiil Kaosocotay Hay’adda ILO
Ururka caalamiga ee udooda xuquuqda shaqada iyo shaqaalaha ee international labour organization ayaa maantay qalab ku wareejisay duq dagmada gaalkacyo ee maamulka galmduug

Qalabka lagu wareejiyay dowladda hoose ee degmada gaalkacyo ee galmduug ayaa waxa ay ka koobnayd 2 computer oo lab toob ah hal printer kaamarad borjectar iyo miisas iyo kuraas

Duqa dagmada gaalakcyo ee galmudug bile bashiir caynab aya kamahad celiyay agabkaan lagu wareejiyey wuxuu sidookale uu baaq udiray hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala gobalka mduug in ay dowladda hoose ay ka caawiyaan qalab xafiiseed

ILO oo laga soo gaabiyey international labour organization ayaa mashaariic hour arinayd ka wada gobalka mdug iyadoo ay hada galkacyo kabilowday dhismaha suqyo loogu talagalay in ay ku ganacsadaan ganacsatada yar ayr ee banaanada suuqyada galkacyo la fadhiya alaabahooda

Shirkii Soomaalida Ee London Oo Furmay Iyo Raysul Wasaare Cameron Oo Furay
Raysul wasaaraha Britian David Cameron ayaa furay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ee London.

David Cameron wuxuu sheegay in beesha caalamka ay ka caawin doonto dowladda Soomaaliya sidii ay dalkeeda u dhisi lahayd.

Cameron wuxuu rajo ka muujiyay in Soomaaliya ay guuleysan doonto.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalka qaatay, wuxuuna uga mahadceliyay dowladda Britian qabanqaabada shirka Soomaaliya ee 2013.

Banaanbax Kadhacay Muqdisho Iyo Raysul Wasaaraha Xukumadda Oo Kaqaybgalay
Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka bilawday bannaanbax lagu taageerayo shirka Soomaalida ee saaka ka furmaya magaalada London ee wadanka Ingiriiska.

Bannaanbaxan oo ay qabanqaabisay Raysul wasaaraha dawlada iyo masuuliyiinta Maamulka Gobalka Banaadir qaybaha bulshada iyadoo dadkuna ay kusoo bandhigayaan sida ay utaageersanyihiin shirka london ee Dowladda soomaaliya lagu taageerayo

Bannaanbaxa ayaa dhacaya iyadoo magaalada London uu ka bilaawday shirka loo qabtay soomaaliya oo ay wada gudoominayaan  madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo raysul wasaaraha Ingiriiska David Cameron kaasi oo qudbadihiisa ay si toos ah uga socdaan holka shirka uu kasocdo

Amaanka magaalada gaar ahaan waddooyinka muhimka ah ayaa aad loo adkeeyay, waxaana baabuurta dadweynaha laga joojiyey waddada garoonka diyaaradaha, Maka Al Mukrama illaa madaxtooyada isku xirta

Banaanbaxa ayaa waxaa halado ka jeediyey Raysul wasaraaha Soomaaliya waxa uuna sheegay in shirkaasi uu yahay mid muhiim u’ah bulshada soomaaliyeed kaasi oo laga filayo in uu ka soo baxo qodobo dhaxal gal u;ah soomaaliya

Qaraxyo Lagu Weeraray Saldhiga Miir Ee Waqooyiga Gaalkacyo
Saldhiga miir oo ku yaal Xaafada Horumar ee dhanka waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo sida slasheegay ahaa bam baanooyinka gacanta laga tuuro kuwaasi oo ahaa ilaa 2 qarax

wararka ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhaawacmeen ilaa 5 askari oo uu kujiro taliye kuxigeenkii daldhiga halka qaarka kalana ay ahaayeen askartii saldhiga kusugnayd

Xarumaha ciidnak puntland ee waqooyiga galkacyo waxaa kajira cabsi kadib dilkii gumaadka ahaa ee ka dhacay boosaaso oo 13ka ruux ay kudileen kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay kamid ahaayeen kooxda al shabaab

Habeeno kahor Xaafadda garsoor ee galbeedka galkacyo ayaa waxaa ka dhacay weerar bam ah kaasi oo ay ku dhinteen hal askari halka midkalana uu ku dhaawacmay waxaana goobta la weeraray ay ahayd saldhig ciidanka puntland ay ku lahaayeen Garsoor

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Udhoofay Lodon
Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa kusii jeeda magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska si halkaasi ay uga qaybgalaan shirka 7-da bishan May ka furmayo Magaalada London

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arimaha shirka London ka hor inta uusan ka ambabixin magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka London uu ka danbeeyey kadib markii beesha caalamku ay aragtay in dowlada Soomaaliyeed oo hogaamineysa bulshada Soomaaliyeed ay muujisay horu socod muuqda iyo dadaal dhab ah oo ay ku dooneyso iney dalka kaga saarto dhibaatadii uu kusoo jiray 22-kii sano dowlad la’aanta iyo dagaalada sokeeye iney go’aansadeen iney isgarab taagaan dadka Soomaaliyeed si ay uga miro dhaliyaan dadaalkooda.

Shirka London waxaan leenahay waxaa kasoo bixi doono Qodobo dan u;ah bulshada soomaaliyeed waxaana looga hadlayaa sidii loo horumarin lahaa Dowladda Soomaaliya oo ubaahan kaalmo Caalami ah ayuu yiri Madaxweyna Xasan Sheeq

Shirkaan kadhacay London ayaa waxaa ka qaybgalkiisa ka biya diiday Soomaaliland iyo Puntland hasa ahaatee ka maqnaanshohooda Qodobadii kasoo Baxa Miradhal Manoqon karaan

DHAGAYSO:Afayeenka Puntland Shirka London Kama Qayb galayno waana Is afgaranwaayen Xasan Shekh iyo Faroole
Maamulka La Magacbaxay Puntland ayaa shaaca Ka qaaday in aysan Ka qaybgaleen Shirka Lagu wado in lagu Qabto Magaalada london ee Dalka ingiriiska  uuna Fashil Ku Dhamaaday Kulankii Madaxweyne Xasan shikh iyo Faroole

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

DHAGAYSO.AFAYENKA MAAMULKA PUNTLAND JOORE

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333

Wararkii U Denbeeyay ee Ajaanib Burcadbadeeda Soomaliya Madaxfurasho Ka Qaadatay
Warar goor dhow naga Soo gaaraya Deegaano ku Dhow Dhow Degmada Hobyo ayaa Sheegaya in lix nin oo u Kala Dhashay Wadamada Denmarka iyo filipin la Siidaayay  kuwaa oo Koox burcadbadeed Soomali ah  Madaxfurasho ka qaateen ayna hada dooni yar ka Qaaday Xeebta u dhexeysa deegaanka Xundule iyo Hobyo waxaana Wararku sheegayaan in ay doontaasi ugayndonto Markab dagaal oo taagan Xeebta Deegaankasi.

Kooxda Burcadbadeeda ayaa galinkii Hore ee Maanta Diyarad airkobtar ah u soo Tuurtay Lagac madaxfurasho ah oo la Sheegay in ay gaarayso 7milyan Oo doolar  meel Miyi ah oo  Degmada hobyo kaga Beegan  Dhanka Galbeed una Jirta Qiyaastii 64KM waxaana wararku intaa ku Darayaan in ay jirto Xiisad u dhaxeysa kooxdii Burcadbadeeda Ahayd ee Lacagta ka qaadatay Muwaadininta ay Siidaayen kadib Markii uu soo kala Dhex galay Qilaaf Habka wax qaybsiga ah.

Wararka ayaa Sheegaya in Sababta Keentay in ay Gacanta Burcada ku jiraan ragan Kadib marka ay qaateen madax furashada ay tahay burcadbadeeda Oo  Shuruud ku Xirtay Shirkad ka Qayb qaadatay Siidaynta Ragan iyo heshiis Shexmary iyaga iyo loyaro u Dhashay Wadanka Denmarka waxaa Sidoo kale Siidaynta Ragani Shaaciyay Dowlada Denmarka.

KALA XIRIIR

TAFAFTIRAHA WEBKA

CALI MAALIN NUUR

WWW.HOBYONET.COM

EMAILS

Cmaalin17@gmail.com

Hobyoeditor1@gmail.com

Tell:252907-647333