Home » Wararka Maanta You are browsing entries filed in “Wararka Maanta”

(dhageyso)Suldaan C.naasir Jaamac Seed Oo Si layaab leh uga hadlay heshiiskii Gaalkacyo

Suldaan C/naasir Jaamac Seed Oo ka Mida Waxgaradka Gobalka Mudug Gaar ahaan Galmudug ayaa wareysi uu Siiyay Idaacada Codaka Mudug Gaalkacyo wuxuu Si Qodo dheer uga hadlay waxyaabihii ka soo Baxay Shirkii Gaalkacyo ugu soo idlaaday Masuuliyinta Maamulada Galmudug Iyo Puntland. Suldaanka ayaa Sheegay in aysan Jirin wali wax heshiis rasmi ah oo la Gaaray […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

AKHRISO: War Mutiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Dib U heshiineed Ee Galmudug Iyo Puntland

Kadib shir muddo 5 barri ah uga socday Maamulada Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo, loogana hadlayay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed ee ka jira degaanada dhul daaqsimeedka baadiyaha iyo waliba in xal loo helo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaladii horey magaalada uga dhacay. Waxaana lagu heshiiyey qodobada soo socda:- 1- In laga hortago wixii keeni […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Khayre oo la kulmay wafdi ka socday Bankiga aduunka September 7, 2017

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomalaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Bankiga aduunka gaar ahaan Bella Bird oo u qaabilsan Geeska Africa. Khayre iyo Bella Bird ayaa ka wada hadlay abuurista fursado shaqo iyo in dhalinyaradda Soomaaliyeed loo sameeyo barnaamijyo lagu kordhinayo khibradooda iyo in la baro xirfado ay ku shaqeystaan. […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Dowladda oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaal Shabaab ah

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Sarkaalka Shabaab ka tirsanaa ee isku soo dhiibay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta ku sugan gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabaa C/casiis Xasan Heybe (Bishaar). Taliyaha ururka 49-aad ee […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Madaxweyne Xaaf Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Eedeymaha Ahlusunna Ee Dagaalkii Xeraale

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle ayaa sheegay in maamulka Ahlsuunna laga doonaayo in ay soo raacaan maamulka Galmudug,maadaama uu sheegay in dhibaato culus ay heysato dadka kunool degaanada maamulkaasi ay gacanta ku hayaan. Waxaa uu sidoo kale sheegay Madaxweynaha Galmudug in Ahlusunna ay yihiin dad culimo ah ,islamarkaana laga doonaayo  in dadka ay […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

(Dhageyso)Qoys Reer Miyi Ah Oo Lagu Weeraray Deegaanka Raamaale ee Bariga Gobalka Mudug.

  Waxaa Xili Hameena Weerar ay Koox Hubeysan Ku qaadeen Qoys Reer Miyi Ah Oo Degenaa Deegaan Ku dhow Deegaanada Godad Iyo Gacmo Fale…waxaana Halkaa Horey Uga dhacay Falal Dilal Iyo weeraro Ah iyadoo ay Ood wadaag ka yihiin Xoolo Dhaqatada Galmudug Iyo Puntland.. Xasan cali  oo aan qadka taleefanka kula xariirnay asagoo ku sugan […]

Posted in News,Wararka GalMudug,Wararka Maanta | Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Abuu Mansuur Iyo Warar Sheegaya In Roobow Muqdisho Laga Dajinayo

C/rashiid C/laahi Maxamed Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya ayaa degmada Xudur kula kulmay Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo maanta Koonfur Galbeed isku soo dhiibay. C/rashiid C/laahi Maxamed iyo Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa kulan albaabada u xirnaa inay la qaateen Abuu Mansuur. Kulanka […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Ra’iisul Kheyre Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed Ku Sheegay Milkiilayaasha Dalka +SABAB

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayey Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha. Xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiiro ay ka mid ahaayeen Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaaraha, Xildhibaano, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna […]

Posted in News,Wararka Maanta | Read More »

Philippe Coutinho oo 48 saac u jira inuu ku biiro Barcelona

Philippe Coutinho ayaa saxaafadda loo soo bandhigi doonaa isagoo ah ciyaaryahan kooxda Barcelona ah Talaadada, kooxda ka dhisan Camp Nou Stadium ayaana kalsooni ballaaran ku qabta inay 90.2 milyan oo ginni kula soo saxiixan doonto xiddigaan, waana qiimaha ay ku dooneyso Liverpool oo ah 100 milyan oo euros. Barcelona ayaa wadahadallo xowli ah la yeelatay […]

Posted in Sports,Wararka Maanta | Read More »

SAWIRO: Xidiga Dunida Kubadda Cagta Ugu Qaalisan Neymar Oo Ku Biiray PSG Iyo Barcelona Oo Shaacisay Laacibka U badali Kara

Ciyaaryahanka ugu qaalisan Adduunka Neymar Jr ayaa lagu soo bandhigay garoonka ay ku ciyaarto Kooxda reer France ee Paris, kaddib markii la dhameystiray heshiiska uu ugu wareegay kooxdaas. Neymar ayaa diyaarad qaas ah saaka ka dejisay garoon diyaaradeed oo ku yaala Paris, halkaasoo lagu soo dhoweeyay. Ciyaaryahankan ayaa lagu iibsaday lacag gaareysa 198 oo pound, […]

Posted in News,Sports,Wararka Maanta | Read More »