Comments for HobyoNet.Com

Comment on Agaasimaha Guud ee W.Warfaafinta DF Somaliya Iyo Madaxweyne Kuxigenka Galmudug Oo Si Wadajira Xariga Uga Jaray Idaacad FM Ah (Sawiro) by Durraan Saciid Guulwade
anigu wsxaan kamid ahay shacabka reer galmudug

oo kunool dalka Norway waxaan kufaraxsanahay

horumarka galmudug. waxaana soodhowaynayaa

idaacadda cusub ee hadda lafurey

Comment on Jen. Andrew Gutti AMISOM Waxay Guul ka Gaartay Wadada ISku Xirta Muqdisho Iyo Baydhabo by wararka
waa muhiim horumarka dalka

Comment on Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid Oo Kulan Markab Dushii Kula Qaatay Saraakiil Ka Tirsan NATO(Warbxin) by farxiyo
waa mid loo baahayahay horumarka galmudug waana soo dhawaynaynaa horaa loo yiri galmudug guusha nabadaa lagu gartaa

Comment on Geeri Naxdin Leh Oo Kadhacday Gawaan Iyo Xaaladda Degmadaas Oo Dagan by saadaq muxyadin
Way wanaagsantahay in qofkii si kas ah wax u dila isna la dilaa ,

Laakiin maahan in qofku sharciga gacantiisa ku samaysto ,

Anigaa xukumaya anigaana xukunkii fulinaya ma shaqaynayso .

Si aan dhib kale u imanin waa sababta loogu baahday in la helo

Maamul ama dowlad dambiilaha qabata hadana maxkamadaysa

Kadibna wixii lagu xukuma ku fulisa .

Comment on Kulankii Galmudug Iyo Ahlusuna Oo Qodoba Horu Dhac Ah Laga Soo Saaray by farxiyo
dhamaan waad salaaman tihiin runtii waa wax lagu farxo horumarka galmudug horay baa loo yiri galmudug guusha nabadaa lagu gartaa horumarka galmudug intii ka xun sikiin laqa

Comment on Yaa Ku guuleysan doona xilka Madaxweyne 25ka musharax ( hadal heeynta reer Muqdisho) by samatar
kkkkkkkkkkkkkkk dr xasan baad ilowdeen

Comment on Talooyin laga dhiibanayo shaqsiga loo magacaabayo Ra’iisul wasaaraha Dowladda Cusub ee Soomaaliya by runsheeg
Farmaajo oo hadda lagu wareegsan yahey meesha uu dagan yahey oo ciidamada Amisom oo ay xireen wadooyinka soo gala Faramaajo oo lagu edeeyo kufsi dhacey asagoo isticmaalaya xoog iyo awood uu lahaa adeerkii siyaad barre muqdishow oo sawaxanka cirka isku shareerey

Comment on Talooyin laga dhiibanayo shaqsiga loo magacaabayo Ra’iisul wasaaraha Dowladda Cusub ee Soomaaliya by runsheeg
Breaking News///  Farmaajo oo talo ku ciirsantahey kadib guux ka soo baxey Parlamanka somaliya kadib kusi indhawaale lahadal aheyey oo loo geystey gabar katirsan parlamnka intii ay gabdha aheed oo dhacey sanadihii 80kii uuna geys mujrimka Farmaajo oo hadda cirka isku shareerey kadib markii ay soo baxdey in la soo faago ceebta uu sameyey oo aheed kufsiga gabdha hadda ka mid ah parlamanka gabdhaas uu dhaley nin halyey ah oo laga gayiga JDS oo dhan farmaajo oo baxsad ah ayaa loo diidey inuu ka dhoofo garoonka dayuuradaha

Comment on Maxaa sababay inuu Professor Samatar fashiliyo xisbiga Hiil Qaran? by samatar
mr yabaroow , adigaba hadda aaysan caay kugu yareyn,tan kale samatar waxaa ku eedaynayso waxaan u dhoweyn rag sameeyay baa sharaxan amaba xilkan soo qabtay.waxaan u qaatay inad ka hinasayso prka.nin mutacalim ah weeye.waa nin karti leh oo kartidiisu gaarsiisay inuu aqoontaa yeesho.intaan maqlayey hadalkiisa wuxuu difaacayay somalida.asagoo ardayda somalida talo sinaya waan daawaday.ugu danbeyn qof aan lahayn  iin ma jirto ee odayga ka leexo

Comment on Muhiimadda safarka Madaxweyne C/Qeybdiid ee Muqdisho by Ahmed
I am very happy to see that some one how have feeling and know what is right for the Galmudug State warm  to run the State. I am not from  Galmudug State.   I am from Somaliland and I like C/Qeybdiid