Ganacsatada Magaalada Hobyo oo ka cabanaya Diyaarado Dagaal oo bur buriyay Doomihii ay ku kaluumaysan jireen
09:07 am
Hobyo-hobyonet)Ganacsatada Magaalaad Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa ka
09:07 am | Hobyo-hobyonet)Ganacsatada Magaalaad Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa ka cabanaya Diyaarado dagaal oo labadii Maalin ee la soo dhaafay Bur bur xoogan u gaystay Doomihii ay ku kaluumaysan jireen. Gudoomiyaha Ganacsatada Magaalada Hobyo Maxamed…
Read More »
08:34 am | Gaalkacyo-hobyonet)Gudoomiyaha Baarlaamanka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl oo la hadlayay Warbaahinta ayaa beeniyay Hadal ka soo yeeray Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanaka Galmudug Cawke Sheekh C/raxmaan kaa ooo sheegay in waqtiga Xukumadda Madaxweyne…
Read More »
08:09 am | Gaalkacyo-hobyonet)Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Galmudug Cawke Sheekh C/raxmaan oo Shir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Dowladda uu Hogaamiyo Madaxweyne Caalin uu Waqtigeedu ku egyahay Bisha Febraayo ee…
Read More »
02:33 pm | Gaalkacyo-hobyonet)Munaasabad lagu xusayay 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Somaaliyeed ayaa maanta siweyn looga xusay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaana munaasabada ka soo qeybgalay xubnaha labada gole ee dowlada Gobaleedka galmudug…
Read More »
05:25 pm | Gaalkacyo-hobyonet)Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Col,Maxamed Axmed Caalin iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug. Madaxweyne Caalin waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha…
Read More »
11:17 am | Qoyka reer Cabdi Caagane & dadkan kale ee hoos ku qoran oo kala ah: 1-Aabe Cabdi Caagane Shuuriye. 2-Cumar Cabdi Caagane &xaaskiisa. 3-C/Laahi Cabdi iyo Xaaskiisa. 4-Cismaan Cabdi Caagane…
Read More »09:07 am | Hobyo-hobyonet)Ganacsatada Magaalaad Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa ka cabanaya Diyaarado dagaal oo labadii Maalin ee la soo dhaafay Bur…
Read More »08:34 am | Gaalkacyo-hobyonet)Gudoomiyaha Baarlaamanka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl oo la hadlayay Warbaahinta ayaa beeniyay Hadal ka soo yeeray Gudoomiye ku xigeenka…
Read More »08:09 am | Gaalkacyo-hobyonet)Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Galmudug Cawke Sheekh C/raxmaan oo Shir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo ayaa…
Read More »06:47 pm | Nairobi-hobyonet)Booliska dalka ayaa xiray nin lagu tuhunsanyahay in ku luglahaa weerar bambaano oo lagu qaaday baarlagu caweeyo oo ku…
Read More »06:26 pm | Nairobi-hobyonet)Hay’adda gar gaarka caalamiga ah ee dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn Medecins Sans Frontieres (MSF) ayaa ku dhawaaqday maanta in…
Read More »06:33 pm | Paris-hobyonet) Iyadoo dhowaan madaxweynihii dalka France nicolas sarkozi looga guuleystey xilka madaxweyne nimo doorashadii dhacday ayaa waxaa maanta xilka…
Read More »02:42 pm | Stockholm-hobyonet)Shir socday laba maalmood oo ay kasoo qeyb galeen waxgaradka Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalalka kala ah Soomaaliya,…
Read More »02:33 pm | Gaalkacyo-hobyonet)Munaasabad lagu xusayay 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Somaaliyeed ayaa maanta siweyn looga xusay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta…
Read More »05:25 pm | Gaalkacyo-hobyonet)Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Col,Maxamed Axmed Caalin iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkacyo…
Read More »06:44 pm | Sports-hobyonet)Xaflad si heer sara ah loo soo agaasimay oo ka dhacday dagmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir ayaa looga dhawaaqay dhalinyaro juun yar ah oo ay yeelaneyso kooxda Jamuuriya ee heerka…
Read More »07:01 pm | Matteo oo qorsheeynaya inuu qamaaro..!!!? Macalinka kooxda Chelsea Roberto Di Matteo ayaa isku lamaanin doona labada hujuum ee Didier Drogba iyo Fernando Torres oo noqon doona cududa weerar ee ay…
Read More »
07:43 pm | Muqdisho: hobyonet) Kooxda kubadda cagta ee Man City ayaa 44-sano kadib ku guuleeystay horyaalka dalka England taariikhda markii ugu horeysay kadib markii…
Read More »
05:28 pm | Sports-hobyonet)Ciyaaro ka tirsan Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la qabtay 11/05/2012 waxaana kooxuhu isu arkeen…
Read More »05:15 am | Somalia to have a mutually beneficial relationship with the States neighboring Somalia, he managed it in manner worthy of a proud Somali…
Read More »
09:28 am | Aragtida-hobyonet)Magaca Alle ayaan ku bilaabayaa Naxariista guud iyo midda gaarka ahba leh Asalaama calaykum Wa raxmatullaahi wa barakaatuhu Waxaa la yiri af…
Read More »06:22 pm | Fikrado-hobyonet)CARAWEELO ama ARAWEELO sida la sheego waxay la maqan tahay godobtii ragga oo ay DHUFAANI jirtey waloow ay ku baxday gacanta ninkii ay is tiri ”WAA DOQONE ISKA DAA” kaasoo…
Read More »07:24 am | Aragti-hobyonet)Waxaan ku Bilaabayaa Magaca ilaahay Mahadi oo Dhan Alle ayey u sugnaatay Nabadgalyana Nabigeena Muhamad Caleyhi Salatu Wasalam, Intaas Kadib Markii Ay soo dhowaatay doorashada Galmudug ayna soo baxeen musharaxiin…
Read More »03:23 pm | Fikradd-hobyonet)Dadka soomaaliyeed badidooda ayaa waxay is weydiinayaan su,aashan (Puntland ma Soomaaliya mise waa Dowlad gooniya ? haddaba annigoo og in dad badani xasaasiyad ka qaadayaan markay arkaan xaqiiqo ka waran…
Read More »11:38 am | Copenhagen -hobyonet)Guddoomiyaha Arrimaha Diinta (DIYANET) ee Dawladda Turkiga Prof. Dr. Mehmet Gormez oo booqasho ku yimid Denmark si uu ula kulmo ururrada Muslimiinta ee Denmark si looga wada hadlo arrimaha…
Read More »