NASRULAAH HOSPITAAL

NASRULAAH HOSPITAAL GALKACYO CENTER

Isbitaalka Nasrulaah Waxaad Ka heli kartaa Adeegyo Caafimaad oo Tayo leh
Sida:-
-Shaybaar Casri ah.
-Cmputer Casri ah (ultrasound ).
-Daawoyin
-Tayaysan oo isbitaalka Gaar u ah,Iyo Farmashiye .

Dhanka kale Waxaa Isbitaalku kuu hayaa Daawaynta Cudurada Haweenka iyo
Qaliinkoda waxaana Fulinaya Dr.Max’ed Aadan Wagaafe oo ku Taqasusay
Cudurada Haweenka
Sidoo kale Nasrulaah Waxaad ka heli kartaa Qaliinka Burooyinka
Qanjirka Raga Laga Saaro ,Baabasiirka,Xameetida iyo Eernada oo kuu
samaynayo Dr.Liiban Siciid Max’ed (Soone) ahna Dhaqatarka Cudurada
Guud ee Isbitaalka Nasrulaah
Nasrulaah Hospitaal Wuxuu Ku yaala Batamaha Magaalada Galkacyo inta U
dhexaysa Labada Waddo ee Hobyo iyo Bile Rafle
Wixii Faahfaahin intaaa Dheer kala Xiriir

Tell:25290601112/252678601112  Ama  Email Nasrulah.hos@hotmail.com